Home"Berigii Hore Musuq-maasuqu Dil Buu Ahaa, Heshiiskii Dekeda Berbera Waxa La Gaadhsiiyay...

“Berigii Hore Musuq-maasuqu Dil Buu Ahaa, Heshiiskii Dekeda Berbera Waxa La Gaadhsiiyay 20,000 Dollar Ay Xildhibaanadu Ku Codeeyaan.” Xasan Guure

Date:

Related stories

Somaliland Education Ministry Faces Questions Over Proposed 4.6% Deduction From Secondary School Fees

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland Ministry of Education and Science...

Ethiopia’s New Armed Alliance and the Growing Shadow of Egypt, Sudan and Eritrea

Addis Ababa (SLpost)- Ethiopia is confronting an increasingly complex...

The Questions Behind Somaliland’s U.S. Campaign: A Closer Look at President Irro’s CFR Appearance

Somalilandpost News Analysis by Kadar Kaariye NEW YORK (SLpost)- The...

Somaliland President Faces Tough Questions on Taiwan, Israel, China and U.S. Security Ties

“Every citizen is a police in Somaliland" New York (SLpost)-...

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Hargeysa  (SL.Post) Guddoomiyaha Madasha wadatashiga iyo toosinta qaranka Xasan Guure Jaamac, ayaa Xildhibaanada Golaha Wakiillada ku eedeeyay inay dano dhaqaale ka dorteen masuuliyada ay shabcigu u igmadeen.

 

blank

 

Xasan Guure waxa kale oo uu sheegay inay musuqmasuq ku ansixiyeen heshiiskii DP World iyo Xukuumadda Somaliland.

 

 

 

“Musuq maasuqu wuxuu gaadhey in labadii haayadood ee u sareeyay Waddanku in ay wax  kala iibsadeen, Heshiiskii (Dekada Berbera) waxa la gaadhsiiyay 20,000 oo dollar si ay xildhibaanadu u codeeyaan.”ayuu yidhi Xasan Guure Jaamac oo u waramay STAR TV.

 

 

 

 

Guddoomiyaha madasha wadatashiga waxa uu intaas ku daray,  “Markaad dooda Baarlamaanku siday u bilaabanto eegto, waxaa la is lahaa malaha dunida ragbaa ku nool, waxaase muuqatay malintii dambe in heshiiska Dekada Berbera cod la galiyey oo habeenimadii lasoo wada hadlay. Berigii hore musuq maasuqu dil buu ahaa, mar dhexe ceeb ayuu ahaa laakiin waxaa ka dambaysay isagoo amaana.” ayuu yidhi Xasan Guure Jaamac

 

 

Somalilanpost.Hargeysa

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories