HomeWasiirka Warfaafinta Somalia Oo Ka Hadlay Qarax Ka Dhacay Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta Somalia Oo Ka Hadlay Qarax Ka Dhacay Muqdisho

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Muqdisho  (SL.Post) Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, ayaa sheegay in ciidamada amniga ay ka hortageen ujeedka lala damacsanaa qaraxii maanta.

 

MAAREEYE

 

“Aniga Hotelka ayaa joogay dhaawac fudud baa i gaadhay, waxaa Hotelka ka socday labo shir ” ayuu yidhi Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya

 

s2-2

Wasiir Maareeye ayaa ka codsaday beesha caalamka in dowladda gacan lagu siiyo sidii loo cirib tiri lahaa dhagar qabayaasha Al-Shabaab, isagoo ammaan ujeediyay ciidamada amniga ee ka hortagay falkii ay damacsanaayeen maleeshiyada Al-Shabaab.

s4-1

Wasiirka  ayaa ugu horeyn tacsi u diray Umadda Soomaaliyeed dadkii ku nafwaayay qaraxii ka dhacay inta u dhexeysa afaafka  hore ee Madaxtooyada  iyo Hotel SYL,  waxaanu ALLE uga baryay kuwa ku dhaawacmay in uu bogsiiyo.

s3-2

“Wasiirka dekadaha iyo wariyeyaal dhowr ah oo ka tirsan Warbaahinta Qaranka ayaa dhaawacyo muraayado ku saabsan ay soo gaadheen, xaaladooduna way fiicantahay, hadda Alxamdullih, waxaana Alle uga baryayaa in uu bogsiiyo” ayuu yidhi Wasiir Maareeye.

 

s7

Sidoo kale Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Maareeye waxa kale oo uu ka hadlay masuulyiinta  ku dhawacmay qaraaxsi

 

 

 

 

Halkana ka daawo.

 

 

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories