GAASHAAMO: Ciidammada Itoobiya oo Xasuuq u geystay Dad Shacab iyo Tirada Dhimashada oo 40 kor u dhaaftay
Hargeysa (SLpost)- Ilaa Inta ogyahay tiro kor u dhaafaysa 40 Qof oo Shacab ah, ayaa dhintay tiro kalena way dhaawacantay, ka dib markii ay...
Nuxurka Khudbad dhinacyo badan taabanaysa oo Madaxweyne Siilaanyo ka jeediyey Shir Hargeysa uga Furmay Somaliland iyo Beesha Caalamka
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa Maanta Furay, isla markaana Khudbad dheer ka jeediyey Shirweynaha 9-aad ee Somaliland iyo Qaadhaan-bixiyeyaasha Caalamiga...
Mujaahid Axmed Mire oo Soo-dhaweyn ballaadhan loogu sameeyey Hargeysa
Hargeysa (SLpost)- Mujaahid Axmed Mire Maxamed oo ka mid ah Saraakiishii hoggaaminaysay Halgankii ay Jabhaddii SNM ku xoraysay gobolladii Waqooyiga Soomaaliya ee Somaliland, ayaa...
Kulan Madaxtooyada ku Dhexmaray Madaxweyne Siilaanyo iyo Prof Axmed Ismaaciil Samatar
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa kulan la yeeshay Siyaasiga Prof: Axmed Ismaciil...
Axmed Yuusuf Yaasiin oo ka hadlay Wareejinta Dekedda Berbera, Ganacsade Boore iyo Arrimo Kale
Hargeysa (SLpost)- Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Muddane Axmed Yuusuf Yaasiin, oo ka hadlay heshiiska Dekadda Berbera ee Xukuumadda Somaliland ay la soo...
Suxufiyiinta Somaliland oo markii u horeysay Yeelanaya Sanduuq Kaalmo iyo Guddoomiyaha SOLJA oo ka hadlay
Hargeysa (SLpost)- Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA, ayaa Shaaciyey Sanduuq ay iska yeelanayaan Suxufiyiinta dalka, kaas oo noqon doona Sanduuqa Kaalmada Suxufiyiinta Somaliland.
Maxaad ka ogtahay Heesaha loo Cudeeyey inay Kaalmaha Hore ka galeen Qiimeyn lagu sameeyey Heesaha Sannadkan ugu Shilis ee ay soo saartay Fannaanadda YURUB...
Iyadoo Sannad kasta ay heeso cusub soo saaraan Fannaaniinta Soomaaliyeed, gaar ahaan fannaaniinta qarnigan laga daba-dhacay ee Xiddigaha Geeska oo fadhigoodu yahay magaalada Hargeysa....
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

