Badhasaabka Badhan oo ka warbixiyey Askari toogasho u geystay Masuul dowladeed
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Gobolka Badhan Cabdixakiim Cabdiwahaab, ayaa faahfaahin ka bixiyey dhacdo askari ka tirsan ciidanka Booliska ee gobolkaasi ku toogtay masuul ka tirsan...
Xildhibaan Saleebaan Cali Koore oo si adag uga hadlay Xiisadda Colaadeed ee Dhargeyn-geeyo
Hargeysa (SLpost)- Xildhibaan Saleebaan Cali Koore oo ka tirsan Mudaneyaasha Golaha Wakiillada ugu jira Gobolka Sool, ayaa ka hadlay xiisad colaadeed oo ka taagan...
Somaliland iyo Itoobiya oo ka wada-hadlay Xasuuq loo geystay Dad Shacab ah iyo gabbood-fal lagula kacay Qaranimada JSL
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa xafiiskiisa ku qaabiley wefti heerkiisu sareeyo oo ka socda dawladda federaalka Itoobiya, kana kooban wasiiru-dawlayaal iyo...
Ujeeddada Socdaal ay Badhasaabka Togdheer iyo Cutubyo Ciidamada Qaranka ka tirsan ku gaadhay degmada Balli-dhiig
Burco (SLpost)- Badhasaabka gobolka Togdheer Maxamed Aadan Qabo iyo wefti uu hoggaaminayo oo ay weheliyaan cutubyo ka tirsan ciidanka Qaranka Somaliland, ayaa u anba-baxay...
Malleeshiyaad ka soo goostay Maamul-goboleedka Puntland oo Gudaha Somaliland soo galay iyo wada-hadallo u socda Xukuumadda
Hargeysa (SLpost)- Xukumadda Somaliland ayaa la sheegay inay wada hadal toos la furtay Malleeshiyaad hore uga tirsanaa maamul-goboleedka Puntland oo tiradooda lagu qiyaasay 17...
“Waynu aragnay muslimka meelo lagaga adkaaday in masaajidadii loo bedelay Kiniisado” – Sheekh Maxamed Sh. Cumar Dirir
Hargeysa (SLpost)- Sheekh Maxamed Sheekh Cumar (Dirir) ayaa shaaca ka qaaday in muhiimada jihaadku tahay in dawlada islaamku yeelato cududii ciidan ee ka difaaci...
Ramadaan: Sababta Aan Afar Uga Soomay Toddoba Cisho – W/Q: Siciid M Gahayr
Waxan ahaa afar iyo toban jir dhigta fasalka siddeedaad ee dusgiga dhexe markii kowaad ee aan si buuxda u soomay faralka Ramadaanta. Halkii ayaan...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

