HomeDjibouti  Oo Madaxweyne Siilaanyo Ku Casuuntay Caleemo-saarka Madaxweyne Geelle

Djibouti  Oo Madaxweyne Siilaanyo Ku Casuuntay Caleemo-saarka Madaxweyne Geelle

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa (Slpost) Madaxweynaha Djibouti Ismaaciil Cumar Geele, ayaa Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ku casuumay xafladda caleemo saarka iyo dhaarta Madaxweynaha Djibouti oo bishan dhammaatay mar kale loo doortay Madaxweynaha Djibouti.

 

blank

 

 

Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele ayaa la sheegay inuu Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo u soo diray martiqaad rasmi ah oo uu kaga mid noqonayo madaxda ka qayb galaysa munaasibada dhaartiisa oo qabsoomaysa 8 May.

 

 

Madaxweyne Siilaanyo, ayaan la filayaa inuu munaasibadaas lagu casuumay weftiga uu u kaxaysan doono  uu ka mid noqon doono guddoomiyaha iyo murashaxa madaxweyne ee xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi iyo sidoo kale xubno ka tirsan golaha wasiirada.

 

 

Madaxweynayaal kala duwan oo ka kala socda gobalka iyo qaaradda Afrika ayaa la filayaa inay ka qayb galaan caleemo saarka iyo dhaarta Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele oo qaban qabadeeda laga dareemayo guud ahaan dalka Djibouti.

 

 

 

Somalilandpost. Hargeysa

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories