Home"Diiwaangelintii Cod-bixiyayaasha Gaabis Ayaa Ka Muuqda, Shacabka Waxaan Leeyahay Ka Feejignaada Qabyaalada"...

“Diiwaangelintii Cod-bixiyayaasha Gaabis Ayaa Ka Muuqda, Shacabka Waxaan Leeyahay Ka Feejignaada Qabyaalada” Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (Slpost) Suldaanka guud ee Beelaha Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan ayaa ka hadlay Diiwaangelinta ka bilaabantay Gobolka Maroodi-jeex, waxaanu sheegay in ilaa hadda gaabis aad u badani ka muuqdo Diiwaangelinta cod bixiyaha.

 

blank

 

 

 

Suldaanka guud ee Beesha Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan oo wareysi gaar ah siiyey Wargeyska Geeska Afrika ayaa Shacabka reer Somaliland kula taliyey inay mid ahaadan, qabyaalada oo sida xun loo isticmaalana ka feejignadaan, waxaanu yidhi isaga oo arimahan ka hadlaya “Diiwaangelintii cod bixiyayaasha gaabis aad u badan ayaa  ka muuqda, waxaanad mooda inay dadkii aanay is diiwaangelinaynin, oo kaadhka cod bixiyaha ee doorashada aanay qaadaynin, goobaha la iska diiwaangelinayana waxa aad ku arkaysaa dad aad u yar, waxa se leeyahay oo Shacabka reer Somaliland uguna baaqaya kaadhka diiwaangelinta ee cod bixinta ee aad ku galaysaan doorashada qaata, oo kaadhka cod bixinta ee  xaqa iyo xuquuqda aad ku codeeynaysaan qaata, oo fursadaas aad maanta haysataan ka faa’iidaysta, ikhtiyaar ayaad u leedihiin in Musharaxa iyo Xisbiga aad doonto codka sii, laakiin fursadaas aad maanta haysataan ha dhayalsanin, hana dayicina, ee ka faa’iidaysta”.

 

 

 

 

Suldaan Xasan ayaa mar wuu ka hadlaayey qabyaalada wuxuu ayaa yidhi “Shacabka reer Somaliland, waxaan uga digayaa oo aan leeyahay ka feejignaada qabyaalada, waxaad tihiin dad iyo dal isku mid ah, daraf  ilaa daraf gobol ilaa gobol, waxaad isku tihiin hal dal oo ah Somaliland, markaas waxaan idinkula talinayaa oo aan idin leeyahay midnimada iyo jiritaanka Somaliland ilaaliya, waxaan idin leeyahay qaranimada ilaaliya, oo qaranka Somaliland mid ha ahaado, waa dhab inaad tihiin shacab aad u wanaagsan oo qadiyada Somaliland meel adag ka taagan, laakiin aad iskaga ilaaliya qabyaalada iyo qabiilka ood meesha xun ka isticmaashaan, oo qaranimo ku shaqeeya.”

 

 

 

 

Somalilandpost. Hargeysa

 

 

 

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories