Nuxurka Kulan Dhex-maray Madaxweyne Siilaanyo , Aasaha Iskuullka Abaarso Tech Iyo Suxufiyiin Ka Tirsan Telefishanka CBS (SAWIRRO)
Hargeysa (SLpost) Madaxwaynaha Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa xafiiskiisa ku qaabiley Mr Jonathan Starr oo ah aas-aasaha Iskuulka Abaarso Tech ee dhinaca galbeed ee Caasimada...
Taliyihii Ciidanka Ilaalada Xeebaha Oo Ka Hadlay Sababta Ka Dambaysa Xil Ka Qaadistiisa
Hargeysa (SLpost) Taliyihii hore ee Ciidanka ilaalada Xeebaha Somaliland Maxamed Xuseen Faarax (Xiirane), ayaa ka hadlay sababta ka dambaysa in Madaxweyne Siilaanyo xilka ka...
Iska Horimaad Khasaare Nafeed Sababay Oo Ka Dhacay Buuhoodle
Buuhoodle (Slpost) Wararka laga helayo Magaalada Buuhoodle, ayaa sheegaya inuu iska hor imaad dagaal ah uu ku dhex maray magaalada Buuhoodle laba kooxood oo...
Ciidamada Amaanka Oo Xabsiga U Taxaabay Sheekh Aadan Sune
Hargeysa (Slpost) Ciidamada amaanka Somalildn, ayaa xabsiga u taxaaben Sheekh Aadan Sune oo ka mid ah culimada Somaliland . Ciidamada RRU-da ayaa nuskii danbe ee...
“Maxkamadda Iyo Guddida Diiwaangelinta Waxaanu Ugu Baaqaynaa Inay Dacwadayada, Go’aamo Ka Soo Saraan” Jamaal Cali Xuseen
Hargeysa (Slpost) Musharraxa xisbiga mucaaridka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen, ayaa Maxkamadda sare iyo guddida Diiwaangelinta ururada iyo ansixinta Axsaabta qaranka ugu baaqay...
Garabka Jamaal Cali Xuseen Oo Mar Kale Eedo U Jeediyay Faysal Cali Waraabe
(SLpost) Garabka uu hoggaamiyo Musharraxa Madaxweynaha ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen, ayaa eedo u jeediyay Guddoomiyaha xibigaasi Faysal Cali Waraabe,...
Boobe Oo Ku Taliyay Inay Xukuumaddu Joojiso Wada-hadalada Somaliland Iyo Somalia
(SLpost) Xoghayihii hore ee Warfaafinta xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Boobe Yuusuf Ducaale, ayaa Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ugu baaqay inay ka baxdo wadahadalada u...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

