Madaxweynaha Koonfur Afrika Zuma Oo ka Badbaaday Cod Kalsooni Kalnoqosho Ah
Hargeysa(Slpost)-Madaxweyne Zuma ayaa ka badbaaday cod kalsooni oo uu baarlamaanka qaaday. Wuxuu taageero ka helay xisbiga talada haya ee ANC oo ku badan baarlamaanka. Mucaaradka ayaa...
Mid ka mid ah dowladihii Liibiya oo iscasishay
Dowladda isugu yeerta Badbaadada Qaran ee Liibiya ee uu fadhigeedu yahay magaalada caasimadda ah ee Tripoli ayaa waxa ay xilka uga degtay Golaha Madaxtooyada...
Daawo:-Wafti Ka Yimi Dalka Masar Oo Soo Gaadhay Somaliland Sheegayna In Ay Jecelyihiin Noolaynta Xidhiidha Labada Dal
Hargeysa(Slpost)-Wafti balaadhan oo ka socda dalka Masar ayaa soo gaadhay magaalada Hargeysa, waxa uu waftigan ku amaanay Somaliland xasiloonida iyo horumarka ay samaysay, waxaanay...
Daawo”Dhexdhexaadin yeeli mayno oo Faysal waa uu na khiyaameeyay oo marka la’la heshiiyaba dhinaca kale ayuu noogu rogayaa… Waanu isla soo baaba’nay”Musharax Jamaal
Hargeysa(Slpost)-Musharaxa xisbga mucaaradka ah ee Ucid Jamaal Cali Xuseen ayaa sheegay in maxkamada ay ku kala ayaan qaadi doonaan gudoomiyaha xisbigaas Faysal Cali Waraabe...
Jabuuti Oo Mustaafirisay Wariyayaal BBC-da Uga Soo Warami Lahaa Doorashooyinka Jabuuti iyo Cabashada Ay Gudbisay
Jabuuti(Slpost)-BBC ayaa warqad cabasho ah u qortay dowladda Djibouti oo ay uga codsanayso inay sheegto sababta ay u soo musaafurisay koox weriyayaal ah oo...
Daawo:-Madaxweyne Siilaanyo Oo Hargeysa Ku Soo Laabtay Kadib Safar Uu Ku Tagay Awdal iyo Abaaha
Hargeysa(Slpost)-Madaxweyne Axmed MAxamed Siilaanyo ayaa soo dhamaystay safar shaqo oo uu ko tagay gobalka Awdal waxaanu ku soo laabtay caasimada dalka Hargeysa, madaxweynaha ayaa...
Ruushka oo Iran u diraya gantaalaha difaaca
Wararka ka imaanaya Ruushka ayaa sheegay in gantaalaha difaaca hawada loo dhoofin doono Iran waqti dhow kadib markii ay daahday sanado. Wakaalada wararka ee Ruushka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

