HomeMid ka mid ah dowladihii Liibiya oo iscasishay

Mid ka mid ah dowladihii Liibiya oo iscasishay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Dowladda isugu yeerta Badbaadada Qaran ee Liibiya ee uu fadhigeedu yahay magaalada caasimadda ah ee Tripoli ayaa waxa ay xilka uga degtay Golaha Madaxtooyada ee ay baritaarto Qaramada Midoobay.

Tallaabadan ayaa waxaa loogaga dhawaaqay bayaan lagu daabacay barta internetka ee Wasaaradda Cadaaladda.

Bayaanka ayaa lagu sheegay in golaha wasiiradu ay xilka ka degayaan “iyagoo dhowraya danaha sare ee dalka kana hortegaya in dhiig uu daato.”

Dowladdan oo aanay weligeed aqoonsan bulshada caalamka, ayaa waxa ay awoodda haysay tan iyo 2014-kii, kaddib markii maleeshiyaad iska soo horjeeda ay ku dagaalameen gudaha magaalada Tripoli arrintaa oo ku khasabtay in mas’uuliyiintii la doortay ay u baxsadaan dhankaa iyo Bariga.

Mas’uuliyiinta cusub ee Liibiya ayaa todobaadkii la soo dhaafay waxa ay u guureen caasimadda si ay isugu dayaan in ay gacanta ku dhigaan maamulka dalka, wixii markaa ka dambeeyayna waxa ay ka howlgalayeen saldhig badda ku yaal.

Tallaabadan ugu dambeysay ayaa waxa ay dhabaha u xaaraysaa Xukuumadda Midnimada Qaran ee ay taageerto Qaramada Midoobay in ay maamusho hay’adaha dalka ee kala qeyb qeybsan.

Hasayeeshee weli waxaa jirta dowlad ka soo horjeedda oo uu fadhigeedu yahay Bariga dalka, taasi oo uu taageero baarlamaanka caalamka laga aqoonsan yahay.

Awood kale oo sharci dejin ayaa weli ku harsan caasimadda, waxa ayna u kala qeybsan yihiin hogaamiyayaasha cusub ee Liibiya.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories