Madaxweyne Siilaanyo Oo Shacbiga Ka Tacsiyeeyay Geerida Alle Hawnaxariistee Cabdi Awdaahir Cali
Hargeysa(Slpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Siilaanyo, isagoo ku hadlaya magaciisa iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu tacsi u dirayaa qoyskii, eheladii, qaraabadii, asxaabtii,...
Daawo:-Taariikhda Alle Hawnaxariistee Wasiirkii Hore Ee Xanaanada Xoolaha Cabdi Awdaahir
Hargeysa(SLpost)-Wasiirkii hore ee xanaanada xoolaha Dr.Cabdi Awdaahir Cali aya aku geeriyooday magaalada Burco, halkan ka daawo taariikhdiisa. https://youtu.be/sBfmetpWiJc
XEEBTII KALGACALKA
Badda marka aad cagaha galiso xaaskaagana aad gacanta hayso eed dabaal barayso waa saacadaha kuugu farxadda badan dunid Iyaba waa yaabe Arooskaygii bil kadib ayaan...
Daawo:-Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Gaas Oo Ka Galgashay NIdaamka 4.5 Ee Uu Taageeray
Garoowe(Slpost)-Cabdiwali Gaas madaxweynaha Puntland ayaa ka galgashay nidaamka 4.5 oo uu ka soo horjeeday kaas oo uu dhawaan shirkii ayw ada galeen raysalwasaaraha Somaliya...
Sheekadii na dhex martay Maandeeq: Waxa Qoray Cumar Seerbiya
11:00 kii barqanimo maalin ayaan soo galay xafiis ku yaalla badhtamaha Hargeysa , waxa isoo gaadhay codka haweenay gudaha xafiiska ka hadlaysa inta aanan...
Gobolkii Gaashaandhiga iyo Huriwaydada Gobolnimada Buuxda ee Galbeedka Sanaag
Gobolka Sanaag Waa Goboka ugu Balaadhan Somaliland Waxa Dega Bulsho Tiro badan oo isku dhafan , Deegaanada gobolka Sanaag Waa Kuwo Baaxad Badan oo...
XUSKA APRIL 6: MAALINTA SNM IYO XUSUUS TAARIIKHEED
Waxay ahayd 6/6/1981, maalintii aasaaska SNM, goob joogbaan u ahaa. Waxaan ku jiray jaamacadda London oon ka samaynaayey MSc London School of Economics.Waxa gurigayga ku...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

