Monthly Archives: April, 2016

spot_imgspot_img

Tirada Dad ku geeriyooday Daadad ku soo rogmaday Degmada Dila ee gobolka Awdal

Boorama (SLpost)- Inta la ogyahay ilaa Shan qof ayaa ku geeriyooday, kaddib markii tiro ku dhow tobaneeyo qof ay Daadad kula magaalada Dila ee...

NERAD WAA AYO? MAXEY SE U QAABILSAN TAHAY QARANKA?.

Waax kasta iyo Hay,add kasta oo ka jira dalka Somaliland isla markaana Dawli ah ha madax banaanaato ama ha ku hoos jirto Dawlada dhexe...

Daawo:-GUDUGA ABAARAHA GOBALKA SALAL OO KULAN YEESHAY

Hargeysa(Slpost)-Gudida abaaraha gobalka Selel ayaa ka nkulamay xaalada deegaankaas ee abaaraha iyo sida loogu qaybinaayo dadka abaarhu ay saameeyeen gargaarka. https://youtu.be/-g4j6AUQ2ks

1634 Ruux Ayaa Dil lagu Xukumay Sanadkii Tagay Sida Ay Sheegtay Haayada Amnesty International

Us(Slpost)-Hayada xuquuqda bini'aadanka ee Amnesty International, ayaa sheegtay inay jireen xukun dil badan oo la diiwaan galiyay sanadkii hore. Ugu yaraan 1,634 oo Shiinuhu...

DAWADII ABAARAHA

Guud ahaan degmada geeska Africa gaar ahaan inta ay Soomaalidu ka degantahay juquraafi ahaan waxa loo yaqaan saxare u eke (Simi-dissert) waana dhul qalalan,...

Daawo:-Cusbitaal Caruurta Macaanka Qabta Caawiya Oo Shirkada Telesom Lacag Badan Ku Taageertay

Hargyesa(Slpost)-Cisbitaalka ayaa ah mid daawooyin iyo talooyinba siiya caruurta yaryar ee uu la soo darso xanuunka macaanka oo haatan faraha ka soo baxay. https://youtu.be/u_0HXQJjNk0

Cudurka Macaanka Oo Gaadhay Heerkii Ugu Sareeyay iy WHO Oo Ka Hadashay

Hargeysa(SLpost)-Hayada Qaramada Midoobay ee caafimaadka ee WHO ayaa sheegtay in cudurka macaanka uu gaaray heerkii ugu sareeyay, iyadoo ku dhawaad kow iyo tobankii qof...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img