HomePope Francis oo qaxootiga Lesbos booqday

Pope Francis oo qaxootiga Lesbos booqday

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Baadariga u wayn mad’habta Kaatoliga Pope Francis, ayaa booqday xarun lagu hayo dadka soo galootiga ah oo ku taala jasiiradda Lesbos ee dalka Giriigga, si uu taageero ugu muujiyo dadka qaxootiga ah ee isku dayaya in ay gaaraan waqooyiga Yurub.

Waa booqasho qaaban balse ahmiyad weyn leh, oo loogu talagalayba in dareenka loogu soo jiido waxa uu Vaticanku ku tilmaamay xaalad adag oo jahawareer ah.

Baadari-weynaha ayaa ku celceliya baaq ah in naxariis loo muujiyo dadka ka soo cararaya aragagaxa, qalalaasaha iyo nolosha adag.

Waxa uuna rajaynayaa in booqashadiisa Lesbos ay kicin doonto dareenka reer Yurub.

pop farancs

Baadariga ayaa dadkaasi u sheegay in aysan kalinimo dareemin.

Booqashadiisuna waxa ay imanaysaa xilli ay hay’adaha gargaarka iyo kooxaha u dooda xuquuqda aadanaha ay sii kordhiyeen dhaliilaha ay u soo jeedinayaan qaabka uu Midowga Yurub ula tacaalayo dhibaatada muhaajiriinta.

Pope Francis ayaa waxa uu qaxootiga kula kulmay xero ay ku jiraan in ka badan 3,000 oo qof oo sugaya magangalyo ama in dib loogu celiyo waddanka Turkiga.

Qaxootiga ayaa la sheegayaa in aanay meelna uga bixi karin xeradaasi, iyadoo xaaladaha ay ku nool yihiinna ay howlwadeenada gargaarku ku sheegayaan in ay tahay mid aan la aqbali karin.

Baadari-weynaha ayaa waxa uu qaban doonaa xaflad lagu xasuusan doono dadkii dhintay iyagoo isku dayaya in ay soo gaaraan xeebaha Yurub.

Pope-ku waxa uu halkan la imanayaa fariin xoog badan oo niyadda u dhisaysa qaxootiga balse wax xal ah ma wado.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories