Daawo:-Madaxweynaha Dib Loo Doortay Ee Jabuuti iyo Ciidankiisa Oo Jaas Ku Soo Dhaweeyay Guusha Ay Gaadheen
Hargeysa(Slpost)-Madaxweynaha Jabuuti Ismaacil Cumar Geele iyo ciidankiisa ayaa ka soo muuqaday kamarad iyaga oo k jaasay hees amaan ah oo ciidanku qaadayo kadib markii...
Daawo:-Boqorka Gabooye Oo u Hanbalyeeyay Madaxwaynaha Jabuuti
Hargeysa(SLpost)-Boqorka Beelaha Gabooye Axmed Iimaan Warsame ayaa hanbalyo u diray madaxweynaha jabuuti ee dib loo doortay waxaanu shacbiga dalkaas ku amaanay nabada iyo xasiloonida...
Daawo “Digtaytar bilaa hub ah oo xisbi jooga in layska celiyo weeye…” Musharax Jamaal Oo Wali Ay Isugu Jirtay Guddoomiye Faysal
Hargeysa(Slpost)-Musharxa xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Jamaal Cali Xuseen ayaa wali sii wado dhaliilaha uu ku hurgufaayo gudomiyahooda xisbiga Faysal Cali Waraabe oo uu...
Daawo:-Qarax Ka Dhacay Agagaarka Xarunta Dawlada Hoose Ee Muqdisho
Muqdisho(Slpost)-Tira dad ah ayaa ku dhintay kuwo kalena dhaawacyo aya aka soo gaadhay qarax ka dhacay dawlada hoose ee magaalada muqdisho oo inta badan...
Daawo:- Xasan Xanafi Oo Si Toos Ah Warbaahinta Loogu Ogolaaday Inay Duubtaan Oo Daawadaan Toogashadiisii
Muqdisho(SLpost)-Ciidamada Somaliya ayaa dil toos ah ku fuliyay Xasan Xanafi oo ahaa madaxii ururka Al-shabaab u qaabilsanaa warbaahinta, isaga oo loo haysto dilalka wariyayaal...
Daawo:Suldaan Xiirey Oo Ka Hadlay Wararka Sheegayay In La Xidhay Suldaanka Guud ee Habaryoonis
Hargeysa(SLost)-Suldaan Xiiray ayaa ku tilmaamay arintaas mid dhamaanaysa isla markaas uu wadahadalka ka socdaa meel wanaagsan maraayo, waxaanu xusay inay badqabaan suldaanka iyo intii...
DHEEMANTII GOL JANO
Waxay ahayd goor casar ah, waxaan socday wadada kasoo dhaadhacda Radio Hargeysa ee loo yaqaano TOGDHEER, magaranayo in bas aan raaco aan waayay iyo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

