Home"HADII DADKA TAMARTA AFKA LAGA GALIYEY MASKAXDA LAGA GALIN LAHA WAX BADAN...

“HADII DADKA TAMARTA AFKA LAGA GALIYEY MASKAXDA LAGA GALIN LAHA WAX BADAN BAY QABSAN LAHAAYEEN”

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Dadkii waxa ku dhacay tamar darro awooded oo ah xagii wax qabadka,inay iyagu wax taran sadaan waxay ka jecel yihiin haayad iyo urur bulshed oo ajinabi ah oo wax yar meel ka taaga,markii bur burku dhacay kadib reer galbeedku gumaysigoodi waxay u bedeleen borobagaandho iyo hadalo la faafiyo oo lagu jidh dilaayo qalbiga qofka somaliga ah meel kastu joogaba,taaso lagu tiraabayo waxba ma qabsan kartid,dawladbawax lagu qabsada adigutaakulo ayad u baahantahy iyo haayado ku caawiya,aqoonsi la,anta aya kugu wacan dhaqale la,anta,waxad arkaysa dad wax hal qof qaban karayo dul tuban shir qabtay ay warbaahinta kula hadlayaan ooay leeyihin waxa ayaanu ka cabanynaa ee ha naloo qabto taasi waa ayyaan darro iyo mushkilad wayn oo u baahan in la cidhib tiro si aanay u sii socon dhibaatada bulshada haysta.waxa kalo somaliland ka taagan arin ah dawladnimo ku dhisan warbaahinta, qof kasta oo cabasho qabaa wuxu taagan yahay saxaafada qofki wax qabad rabaa wuxu imanaya warbaahinta.miyaanay jirin haayadoshaqadan lo xil saaray? miyaanay xafiis lahayn haayadaha dalka u qaabilsan shaqada arimaha bulshada ee kala duwan?  xukumada somaliland ha hir galiso nidaamka dawladnimo iyo shuruucdeeda ,iyagu ha ka waantobaan saxaafada ay u marinayaan bulshada wax khuseeya dad gaar oo si toosa xafiisyada loogasheegi karo,iyo nidaamka ay dawladu ku wada shaqayso labo xafiis ama labo haayadod oo yaanay warbaahinta isu adeegsan waxay isaga baahdaan,marka labaad shacbiga ha la baro sida cabashada loo gudbiyo iyo inay xafiisyadu iyaga u furan yihiin ee anay in saxafada loo soo fadhiista aanay anshaxa ku jirin.ha laga wacyi galiyo dhaqanka guracan ee bulshada la dhex dhigay ,dhaqankaas ooah fawdo,qas iyo dawlad xumo.

W/Q DR BOQORE FARAH

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories