HomeMaamul Xumo Abaar Ka Daran. W/Q Siciid Axmed Xaashi Kuli-kuli

Maamul Xumo Abaar Ka Daran. W/Q Siciid Axmed Xaashi Kuli-kuli

Date:

Related stories

Somaliland President Faces Tough Questions on Taiwan, Israel, China and U.S. Security Ties

“Every citizen is a police in Somaliland" New York (SLpost)-...

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Umaad kasta oo dunida so martay waxay ahayd mid ku lolamaysa ama ku wada halgamaysa nolosha wana lagu kala duwan yahay fikirka iyo afkaraha maxa yelay qof walba si gara ayu wax uu arka siyaasadu waa wadada lo maro hanashada xilka madaxtinimo munafaqinta dunida ragadiyay waa siyasiyiin dantooda iyo bulshadu isku gali wayday umaad aan lahayn qof xuuni ma jirto wakhtigi nabi maxamed waxa jiray munafaqi uu wayna munafaqinta magicisu waa abdulhi ibnu umaya ibnu saluul waxa is waydin mudan cabdulhi dhibkisu xagu ka bilamay maxase ku kalifay munafaqnimada ansartu wax badan ayay aws iyo khasraj isku dilayeen wakhtiga islaamku ma so gadhin tarikhda Qar waxay shegan inay 40 sano is dilayeen dagaladi dhacay ka dib waxay heshiis iyo af garasho ku gadheen inay mamuul iyo Boqor yeshan xukuma mudo badan ka dib xulashada qofkii xilka qaban laha waxay goan ku gadheen inay boqor ka dhigtaan abdulhi ibnu umaya ibnu saluul nasib wanaag isagoon wali noqon boqor lkin lagu jiro qaban qabintii iyo qorshihi calemo sarka waxa magalada so galay nabi maxamed iyo asxabaadi la socotay magaladii waxay noqotay magalo islaam dawlaad cusub ba dhalatay daadkina waa islameen  cabdulhi xiligaas wuxu uu arkay in madaxtinimadisa dulaan ku so qadeen nabi maxamed iyo asxabadii la socotay intaa ka dib wuxu geed dheer iyo mid gabanba uu koray sidu islamka uu dhabar jabin laha  wuxuna xidhidh hoos ahaneed la sameyay xogaagi ka so hor jeday dinta islamka qoral kuma soo ururin karno munafaqnmadi cabdulhi lakin shaan sifood aan ka bixiyo

1/cabdulhi waa niinkii dagaalkii uxuud musliminta jabiyay iyaago kuun askari ah sadex boqol kaxaystay
2/cabdulahi kala jabintii musliminta marku ku gulaystay malin ka dib wuxu saladi jimce markay dhamatay la kacay khudbaad isago leh muslimineey nabi maxamed waa rasuul laydin so diray raca oo adeeca agtisa khayrku yala isago iska dhigaya muumin jecel alle iyo rasulkisa
3/cabdulahi  waa niinkii yiri guriga nabi maxamed waa laga sinaysta ee quranka suratul munafaqiin so dagtay
4/cabdulahi waa niinka diyariyay shaxda cunaqabataynta dhaqale ee muslimka
abdulhi ibnu umaya ibnu saluul wali dunida kama dhamaan waxa is waydiin mudan muuse bixi iyo cabdulahi ibnu umaya ibnu saluul maxay iska shabahan
1/muuse bixi wuxu ka tirsana jabhadii ka dagalamaysay gobolada waqooyi wuxuna geed dheer iyo geed gabanba uu koray dumiinta dawlaadi somaliyeed
2/ muuse bixi waa hogamiye koxeedkii xasuuqa ka gaystay gobolka awdal wakhtigi colaadaha
3/sanadku marku aha 1991 muuse bixi wuxu geed dheer iyo mid gabanba uu koray kharajinta madaxwaynihi uu horeyay ee Somaliland cabdirixman axmed cali (tuur)fashiil ka dib muuse bixi  inta kuma hakaan ee wuxu mar labad so weraray madaxwayne tuur wuxuna ku furay rasas
4 /labo sano ka dib muuse wuxu kalin wayn ka ciyaray dagalkii sokeye ee dalka ka dhacay
5/muuse bixi waa shaqsigi markii khilaafku so kala dheex galay isaga iyo  madaxwayne silanyo hargaysa shanida ku qarxinayay lana baxay magaca muuse shaani shaqsiga tarikhda madow leh wuxu uu tartamaya hanashada xilka madaxtinimo ee somalilnd waxan uu arka qalaad qofkii barashada quranka lagala qustay inu dhoho malcamad ayan dhigaya waxan uu arka aqalaad qofkii xilka wasirnimo ku fashilmay inu madaxwayne noqodo waxan shacabka Somaliland kula talinaya war hooy qofka aad doranaysan ka firsada tarikhdisana dib uu raca
LA SOCO QAYBTA LABAD CABDIRIXMAN CIRO IYO QOFKAY IS SHABAHAN
Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories