Monthly Archives: March, 2016

spot_imgspot_img

​ILAYN MADAXTOOYADU WAA XABSI , MADAX-WAYNUHUNA WAA MAXBUUS

Waxaa wakhti badan iyo dhaqale badan lagu lumiyaa in Madaxwayne la noqdo ,waxa aad arkaysaa wakhtiyadan aynu joogno in marka uu doonayo qofku in...

Kuuriyada Waqooyi Oo Dagaal Hubka Nukliyeer La Adeegsado Ugu Hanjabtay Maraykanka

Us(SLpost)Kuuriyada Woqooyi ayaa ugu hanjabtay Maraykanka iyo Kuuriyada Koonfureed inay ku qaadi doonto weerar lagu hoobto oo hubka Nukliyeer ka ah, ka dib markii...

Yaab:-Muran ka bilawday laacibnimada Messi iyo Ronaldo oo geeri sababtay

Nin ayaa la dilay kaddib markii ay saaxiibkii isku maan dhaafeen midka laacibsan Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo. Booliiska dalka Hindiya ayaa sheegay in Michael...

Nin waliba dhitadi uu dhigtaa looga dhurayaa

Ugu yaraan waa 85 jir soomaali ah kursiga hore ee baabuurka ayaanu wada fuushanahay maadaama jidku rafiiq naga dhigay ayaan bariido kadib warsaday halka...

Daawo:-Sucuudiga oo Deeq Dhanka Abaaraha Ah Ay Somaliland Ka Gudoontay

Hargeysa(Slpost)-Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici oo ay Weheliyaan Xubno ka tirsan Golaha Wasiiradda ayaa Maanta Wefti ka socday Boqortooyadda...

Daawo Somaliland: Cabbirka Dhulka oo GPRS Lagu Salayn Doono Dhulka Beeran Ruqsad Siintiisa

Hargeysa(Slpost)-Wasiirka beeraha Ayaa daboolka ka qaaday in waxii haatanka danbeeya ay GPRS-ka ku isticmaali doonana dhulka Somaliland isla markaasna aan ruqsad beereer la siin...

Gabiilay Iyo Deegaano Galbeedka Ah Oo Roob Helay Daawo Sawiro

Gabilay(SLpost)-Deegaanada Gabiilay iyo gabiilay ayaa roobab lagu qabawsaday oo daad soo rogay ay heleen, waxaana halkaas ka taagnaa abaaro dad iyo duuunyaba saameeyay.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img