Daawo:- Ayeeyo Soomaaliyeed Oo Darawlad Gaadhi Ka Ah Iyo Waxyaabaha Ku Sababay
Hargeysa(Slpost)-Haweenaydan ayaa ka warantay dhibaatada ka soo qabsatay darawalo afku ka waydnaaday oo dhaqaalaha soo baxa badankiisa ka cunaayay iyo kuwo diidanaa gaadhi uw...
Daawo:-Sirdoonka Ingiriiska Oo Baahiyay Haweenayda U Dhalatay Ee Carmasha Cad Inay Al-shabaab U Tabobartay Haween Aad U Tiro Badan
Uk(SLpost)-Haweenaydan Caramasha cad ayaa hore loo baahiyay inay dhimatay waxa se wali soo baxaaya inay nooshahay isla markaasna ay dhanka tabobarada u qaabilsantahay Al-shabaab,...
Daawo:-Ollale Dhirayn Ah Oo Lagu Qaybinaayay 6000 Oo Geed Oo Wasaarada Deegaanku Soo Gabogabysay
Hargeysa(Slpost)-Ollolahan ayaa ah mid dugsiyo iyo jaamacado lagu gaadhsiiyay dhir loogu talo galay in wax lagaga qabto deegaanka sii xumaanaya ee dalka. https://youtu.be/eOtqjjg3VZ4
Daawo”Komishanku haduu uu joojin kariwaayo kaanbaynkaas labada xisbi ay galayaan barina wax ka weyn ma joojin karo” Faysal oo Dhaliilay Kulmiye iyo Waddani
Hargeysa(Slpost)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Faysal Cali Waraabe ayaa dhaliilo u jeediyay xisbiyada Kulmiye iyo Waddani oo goobha kolba diiwaangalinta laga bilaabayo olole...
Masuuliyiin Ka Socda Sucuudiga Oo Arimaha Abaaraha Xalay Kala Shiray Madaxtooyada
Hargeysa(Slpost)-Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ahna gudoomiyaha guddiga heer qaran ee gurmadka abaaraha, ayaa fiidkii xalay hoolka shirarka ee...
Daawo:-Arday Wax Ka Barata Burco Oo Shil Gaadhi Ku Gashay Yuruube iyo Burco Inta U Dhaxaysa
Hargeysa(Slpost)-Gaadiidka u kala baxa Yuroobe iyo magaalada Burco mid ka mid ah ayaa shil ku galay wadada waxaan ku dhaawacmay arday dhiganaysay dugsiyada Burco. https://youtu.be/djEpGEh-l6M
Aniga iyo kulankii hobollada Waaberi
Sannadku waa 1979. Aniga iyo qorraxda dhakadayda dhalaalinaysa waxa wehelisa laydh si fudud kuu daaraysa, balse aan ku qaboojinayn. Cirka daruurihii way ka yaaceen,...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

