HomeKuuriyada Waqooyi Oo Dagaal Hubka Nukliyeer La Adeegsado Ugu Hanjabtay Maraykanka

Kuuriyada Waqooyi Oo Dagaal Hubka Nukliyeer La Adeegsado Ugu Hanjabtay Maraykanka

Date:

Related stories

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Us(SLpost)Kuuriyada Woqooyi ayaa ugu hanjabtay Maraykanka iyo Kuuriyada Koonfureed inay ku qaadi doonto weerar lagu hoobto oo hubka Nukliyeer ka ah, ka dib markii ay bilaabeen dhoola tus milatari oo aan noociisa hore loo arag.

hub

Dhoola tuskan waxa ka qayb qaadanaya in ka badan 30,000 oo askari waana mid sannad le ah oo had iyo goor kiciya xiisad.

Warbixin ay soo saartay Pyongyang ayaa lagu sheegay in “ay qaadi doonto weerar xaq ah oo Nukliyeer ah”.

Hadallada noocan ahi ma aha kuwo cusub, khubarada arimahan la socdana waxay shaki galiyeen awoodda ay Woqooyiga Kuuriya u leedahay in ay gantaaladeeda ku rakibi karto madaxyo Nukliyeer ah.

Woqooyiga Kuuriya waxay u aragtaa dhoola tuskan sannadlaha ah ee ay qabtaan Maraykanka iyo Kuuriyada Koonfureed inuu yahay mid la isugu diyaarinayo weerar lagu qaado.

Sannadkii horena waxay ku hanjabtay inay ‘ololin doonto’ Washington.

Wasaaradda gaashaan dhigga ee Koonfur Kuuriya ayaa uga digtay Pyongyang in ay qaado fal bur bur u horseeda. “Haddii ay Kuuriyada Woqooyi iska dhego tirto digniintanada oo ay na daandaansato, ciidamadanada ayaa si bilaa naxariis ah oo adag ugu jawaabi doona” ayuu yidhi Moon Sang-gyun oo ah af-hayeenka wasaaradda gaashaan dhigga.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories