HomeYaab:-Muran ka bilawday laacibnimada Messi iyo Ronaldo oo geeri sababtay

Yaab:-Muran ka bilawday laacibnimada Messi iyo Ronaldo oo geeri sababtay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Nin ayaa la dilay kaddib markii ay saaxiibkii isku maan dhaafeen midka laacibsan Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo.

haa

Booliiska dalka Hindiya ayaa sheegay in Michael Chukwuma, oo 21 Nijerian ah uu tooriyeeyay saaxiibkii Obina Durumchukwu.

Dhacdada labadan nin ee Nigerianka ah dhex martay waxay ka dhacday xaafad Mumbai ku taala oo sabtidii lagu qabtay xaflad.

Af hayeen u hadlay booliiska ayaa sheegay in labada nin ay kala taageersanaayeen Messi iyo Ronaldo.

Intii ay kawada hadlayeen labadaasi laacib ayuu muran ka dhex dhashay, ninka dhintay ayana dhalo wajiga kaga dhuftay midkii kale taas oo sababtay dhaawac sahlan.

Eedaysanaha hadda lahayo ayaana dhalo jaban qaatay oo galiyay ninka dhintay taas oo horseeday dhiig bax aad u badan oo uu markii dambe u geeriyooday.

Messi oo reer Argentina ah da’diisuna 28 tahay wuxuu shan jeer ku guulaystay laacibnimada adduunka isaga oo helay abaalmarinta Ballon d’Or.

Ronaldo oo ah kabtanka Portugal dad’diisuna tahay 31 jir wuxuu isna abaalmarintaas ku guulaystay saddex jeer.

BBC

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories