Monthly Archives: March, 2016

spot_imgspot_img

FAA’IDOOYINKA KAFEEGA IYO INTA KOOB EE HABOON INUU QOFKU MAALINTII CABO

kafeega caafimaadKafeegu waxa uu weligiiba ahaa sharaab muran badan oo dhinac caafimaadka ah ka dhex dhaliya khubarada caafimaadka, badhkood ayaa baadhitaanno kala duwan ku...

Musharax Muuse Biixi Oo Sidiiran loogu Soo Dhaweeyay Balli-cabbane iyo Sayla-bari

Ballicabane (Slpost)-Weftiga xisbiga KULMIYE ee uu hoggaaminayey Guddoomiyaha, ahna murrashaxa Madaxweynaha xisbigaasi Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa si ballaadhan oo aan loo kala hadhin...

Shidaal Qodista iyo Deegaanka

"Dhibaato hor leh oo soo wajahday kala duwanaanshaha Noolaha” Afeef In kasta oo aan u badheedhey in aan iftiimiyo wixii Allah iga garansiiyo hadana waxaan ka...

Erdogan oo dalbaday in dib loo qeexo argagixisada

Turkiga(SLpost)-Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa sheegay in ay lagama maarmaan tahay in dib loo qeexo argagixisada si loogu daro dadka taageerada u ah...

Sumsang Oo Shirkadda Xinfiltanku Ka Dhexeeyo Ee Apple Kaga Guulaysatay Dacwad 2 Sano Ka Socotay Maryakanka

Washington (Geeska)- Maxkamad racfaan oo Maraykan ah ayaa taageertay dacwad burin ay codsatay shirkadda Samsung oo laga leeyahay dalka Koonfurta Kuuriya, taas oo la...

Obama Oo Soo Dhaweeyay Ruushka Oo Qaybta Ugu Muhiimsan Ciidankiisa Ka Saaraya Suuriya

Madaxweyne Obama ayaa dhigiisa Ruushka Putin kala hadlay qorshahay ay Msocow ciidamadeeda qayb kamid ah uga soo saarayso Suuriya.Aqalka Cad ayaa sheegay in labada...

Madaxweyne Siilaanyo oo Lagu Soo Dhaweeyay Kuwayt iyo Kulamadii Dawladaas uu La Lahaa Oo Maanta Furmaaya

Kuwait(Slpost)-Weftigii Madaxweynaha ayaa xalay 9:30pm (Habeenimo) ka soo degay Amiri Airport ee Caasimada Dalka Kuwait (Kuwait City) Weftigii madaxweynuhu hogaaminaayey oo galabta u...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img