Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Kala Kulmay Madaxweynaha Kilidhka Shanaad Furitanka Xuduuda
Jigjiga (Slpost)-Weftigii uu hoggaaminayey wasiirka arimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed warancade ee safarka shaqo ugu maqnaa dowlad deegaanka somaalida itoobiye, ayaa saaka waxa xarunta...
Daawo:-Puntland Oo Somaliya Ku Eedaysay Al-shabaabta Deegaanada Ka Qabsatay
Garooe(Slpost)-Wasiirka arimaha gudaha Puntland ayaa ku eedeeyay dawlada Somaliya inay ka danbaysay koox ka tirsan Al-shabaab oo ka qabsatay deegaano isla markaasna weeraro horle...
Diyaaradaha Ruushka oo Bilaabay ka Bixitaanka Suuriya
Ciidamada Ruushka ayaa bilaabay inay ka baxaan Suuriya kadib markii madaxweyne Putin uu shalay ku dhawaaqay inay ka baxaan. Diyaaradihii ugu horeeyay ayaa ka tagay...
Daawo:-Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Oo Xukuumada Ugu Baaqay Inay Gacan Adag Ku Qabto Dadka Ka Soo Horjeeda Seeraha Banka Qoolcaday
Hargeysa(Slpost)-Waxa maalmihii ugu danbeeyay soo cusboonaaday khilaafka seeraha banka Qoolcaday oo xukuumadu ay doonayso in ay seere ka hirgaliso halka dadka deegaankaasuna ay aad...
Daawo:-Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Dagaalkii Bada Ku Dhexmaray Jabuuti iyo Wadahadalo Labada Dawladood Ay Arintaas Ka Leeyihiin
Hargeysa(Slpost)-Shalay ayaa ciidamada bada Somaliland iyo kuwa Jabuuti ay ku dagaalameen bada Saylac, waxaana dagaalkaas uu sababay dhimashada hal askari oo Somaliland ah iyo...
Daawo:-Kaalintii Shidaalka Lagaga Shubijiray Gaadiidka Dawlada Oo Dib Loo Furay
Hargeysa(Slpost)-Wasiirka hawlaha guud Cali Mareexaan ayaa xadhiga ka jaray kaalintii dawlada ee gaadiidka dawladu uuu shidaalka ka qaadan jiray oo haatan mudo dheer ahayd...
Daawo”Xisbi aan galaayo iyo xukuumad aan galaayo toona ma jirto ee intaas ku biyo caba…” Boobe Oo Si Qaawan U Maagay Cabdirashiid Xasan Mataan
Hargyesa(Slpost)-Boobe Yuusuf Ducaale ayaa daboolka ka qaaday in uu ka xuubsiibtay siyaasada Somliland isla markaasna aanu ku biiri donin xisbi iyo xukuumad danbe, waxa...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

