Daawo”Berberi yaanay xero dhiig oo kale inaga noqon” Jamaal Cali Xuseen Oo Dilalka Saaxil Ku Soo Badnaaya Kala Hadlay Shacabka
Berbera(Slpost)-Musharaxa madaxweyne ee xibiga Ucid Jamaal Cali Xuseen ayaa ka hadlay dilalka ku soo badnaaya gobalka Saaxil.isaga oo dadka gobalkaas kala hadlaayay meel fagaare...
Jabuuti Oo Lagaga Dhawaaqay Musharaxiinta Tartamaaya iyo Wakhtiga ollolaha La Galaayo oo Bishan Ah
Jbuuti(Slpost)-Dowladda Djibouti ayaa maanta ku dhawaaqday lixda murashax ee codsiyadooda la ogolaaday ee u ordi doona doorashada madaxtinimada dalkaasi. Lixdan murashax ayaa waxaa ansixiyay golaha...
Daawo:-Xukuumada Oo Talaabo Adag Ka Qaadaysa Dadka Dhuxul Ka Shida Dhirta Galoolka,Qudhaca iyo Xero U Dhaladka Oo Dhan
Hargeysa(SLpost)_Wasiirka Deegaanka Shukri Xaaji Bandare ayaa go'aano culculus ka soo saartay dhuxusha lagu dhameeyay dhirtii dalka, waxaana haatan ay go'aamisay in aan dhuxul laga...
Daawo:-Dadka Abaaruhu Ay Waxyeeleeyeen Oo La Gaadhsiiyay Biyo Iyo Baad
Hargeysa(Slpost)-Waxa la gaadhsiiyay biyo iyo baad xoolahu ay cunaan dadka abaaruhu ay ku dhufteen ee waqooyiga Hargeysa halkaas oo xoolahu ay haatan ku sugan...
Daawo:-Ciidamada Somaliland iyo Jabuuti Oo Uu Dhexmaray Dagaal Dhimasho iyo Dhaawac Sababay
Saylac(Slpost)Waxa magaalada Saylac ka dhacay dagaal dhexmaray ciidamada bada Somaliland iyo Jabuuti kaasi oo sababay dhimasho iyo dhaawac, waxaana haatan lagu soow armaya ain...
Daawo:-Madaxweynse Siilaanyo Oo U Anbabaxay Dalka Kuwayt Oo Uu Martiqaad Rasmi ah Ka Helay
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu maanta u duulay Dalka Kuwait oo uu boqasho rasmiya ka helay Amiir Sheikh Sabah...
Daawo”Dadka qoolcaday waa lagu yaqaanaa inay nimco soo qaabisho oo ay horjoogsadaan..” Xaaji Cabdiwaraabe
Hargeysa(Slpost)-Xildhibaan Cabdikariin Cabdiwaraabe ayaa ku dhaliilay dadka xoolo dhaqatada ah ee dagan qoolcaday, waxaanu ku dhaliilay in aanay qaabilin nimcada dawlada la soo damacday. https://youtu.be/OcZ9gEBq01E
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

