HomeMadaxweyne Siilaanyo oo Lagu Soo Dhaweeyay Kuwayt iyo Kulamadii Dawladaas uu La...

Madaxweyne Siilaanyo oo Lagu Soo Dhaweeyay Kuwayt iyo Kulamadii Dawladaas uu La Lahaa Oo Maanta Furmaaya

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Kuwait(Slpost)-Weftigii Madaxweynaha ayaa xalay 9:30pm (Habeenimo) ka soo degay Amiri Airport ee Caasimada Dalka Kuwait (Kuwait City) Weftigii madaxweynuhu hogaaminaayey oo galabta u kicitimay dalka kuwait.

Weftiga Madaxweynuhu markii ay ka soo degeen Amiri Airport waxa ku sugaayey Madaarka caalamiga ah ee Kuwait City oo ah madaar u gaara Shiyuukhda, Madaxda Adduunka iyo wefuuda caalamiga ah, halkaasna waxa weftiga madaxweynaha ku sugaayey kuna soo dhaweeyey Madax ka socotay dawladda kuwait iyo Sheikh Hamad Bin Sabah Ahmed iyo marwadiisa, waxaana weftiga madaxweynaha loo galbiyey qasriga uu magaalada ka degan yahay sheekhu.

Waxa maanta la filayaa in loo guddo galo kulamadii uu madaxweynuhu la lahaa Madaxda dalka kuwait iyadoo ay weftiga madaxweynuhu ku sugnaan doonaan dhawr maalmood halkaasi.

safarkan madaxweynuhu ku tegay dalka kuwait ayaa daba socda safaro hore uu madaxweynuhu ugu tegay dalka kuwait kulamana la yeeshay sheekha kuwait, waxaana dawlada kuwait iyo Somaliland ka dhexeeya xidhiidh walaaltinimo oo qotodheer, intii uu madaxweyne Axmed Siilaanyo talada dalka hayeyna waxa sii xoogaystay xidhiidhkaasi labada dal ka dhexeeya, waana ta keentay in madaxweynaha Qaranka Somaliland iyo Amiirka Kuwait ay kulamo kala duduwan yeeshaan isagoo sheekhu marwalba madaxweynaha u soo dira diyaarad gaara oo ka soo qaada Somaliland toosna u geysa dalka kuwait.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories