Monthly Archives: March, 2016

spot_imgspot_img

Daawo:-Xildhibaan Rayte Oo Dawlada Jabuuti Ku Dhaliilay Dagaalkii Ciidanka Bada Somaliland Ay Ku Soo Qaadeen

Hargeysa(Slpost)-Xildhibaan Rayte ayaa dhaliilay gardarada qaawan ee Jabuuti ay ku soo qaaday ciidanka Somaliland isla markaasna ay ku laysay qaar ka ma mid ah,...

Weftigii Madaxweyne Siilaanyo Iyo Wefti Ka Socda Dawladda Somaliya Oo Isku Gaadhay Dalka Kuwayt

Hargeysa(Slpost)-Iyadoo uu habeen hore dalka Kuwayt gaadhay Madaxweyne Siilaanyo iyo wefti kooban oo uu hoggaaminayaa, ayaa geesta kale waxa iyaguna halkaas gaadhay wefti uu...

XANUUNADA‬ LAGU KALA QAADO ‪DHUNKASHADA‬

‪Waa‬ maxay xanuunada lagu kala qaado dhunkashada oo ay keento jeermiska ‪Bakteeriyada‬? • Bakteeriyada qoorgooyaha "Meningitis": waa xanuun halis ah oo qofka u dhiman karo,...

Daawo:-Jabuuti Oo Farta Ugu Yeedhay Wasiiro iyo Taliyaha Bada Somaliland Xili Ay Ciidamadii Ay Isku Daceen Ku Tilmaameen Maleeshiyaad Jiritaanka Somalilandna Meesha Ka Saareen

Hargeysa(Slpost)-Xukuumada madaxweyne Axmed Siilaanyo ayaa wasiiro iyo taliyahii bada u dirtay Jabuuti xili ay jiraan dagaalo la xidhiidha qaranimada oo bada Somaliland ay ku...

Qaramada Midoobay Oo Ka Hadashay Go’aanka Bixitaank Ruushak Ee Suuriya

Geneva(Slpost)-Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha dalka Suuriya Staffan de Mistura, waxa uu sheegayaa in wadahadallada dalkaasi ay hadda weji cusub...

Jawaabtii naxdinta lahayd

Maryan waxa ay jiiftaa sariirta cusbitaalka. Waa dhaawac, weliba waa dhaawac culus. Cusbitaalka intii aan la keenin dhiig badan ayaa ka baxay. Lama hubo...

COL IYO ABAAR ! WQ: CABDICASIIS CALI CADAANI

Maanta, ku dhawaad 1.4 billion oo qof ayaa ku nool waddamada dagaaladu ka oogan yihiin. Colaadaha daba-dheeraday iyo hoos u dhaca dhaqaalahu waxa ay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img