HomeXANUUNADA‬ LAGU KALA QAADO ‪DHUNKASHADA‬

XANUUNADA‬ LAGU KALA QAADO ‪DHUNKASHADA‬

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

‪Waa‬ maxay xanuunada lagu kala qaado dhunkashada oo ay keento jeermiska ‪Bakteeriyada‬?

• Bakteeriyada qoorgooyaha “Meningitis”: waa xanuun halis ah oo qofka u dhiman karo, wuxuuna ku faafaa taabasho ama neefsasho dhibicyo qoyaaneed “droplets” xilliga dhunkashada.
• Bakteeriyada suuska keento: waa bakteeriyo ilkaha ku dul korto, waxayna keentaa ilko jajabka.
• Tiibishada sambabka oo lagu kala qaadi karo neefsashada markii la is dhunkanayo.

Inkastoo ay cudurrada aan kor ku soo xusay ay ugu horreeyaan cudurrada dhunkashada lagu kala qaado, laakiin waxaa jiri kara cudurro kale oo ka imaan karo hadduu faruuryaha mid ka mid ah labada qof ee is dhunkanayaa ay jiran yihiin ama xambaarsan yihiin jeermis keeni kara xanuuno kala duwan.
Waxaa ilaah mahaddiis ah in qaadista xanuunadaan aysan aad u badnayn, laakiin waxaa muhiim ah in qofku uu sameeyo. tilaabooyin taxaddar ah.

#Waa maxay xanuunada lagu kala qaado shumiska oo uu keeno jeermiska ‎Feyraska‬?

• Hergabka / Ifilada / Durayga
• Qandhada qanjirrada “Glandular Fever”, loona yaqaano xanuunka dhankashada, waa xanuun uu keeno caabuq feyras loona yaqaano “EBV”, waana xanuun si sahlan ugu gudbo dhunkashada, waana sababta loogu bixiyay cudurka dhunkashada “kissing disease”.
• Caabuqyada herbeska: waa caabuq ay keenaan dhowr feyras oo kala duwan, waa xanuun ku kala gudbin karo taabasho, wuxuuna faruuryaha ku sameeyaa nabro qoyaan ku leh afka, sidoo kale waxaa la mid ah cudurka busbuska oo isagane dhunkashada ku gudbi karo hadduu nabar uu qofka ku leeyahay meelaha u dhaw meesha la dhunkaday
• Cagaarshawga nooca B: waa cudur uu keeno feyras, waxaana lagu kala gudbiyaa shumiska inkastoo badankiis lagu kala qaado dheecaannada jirka oo isgaaro, laakiin markuu qofka xambaarsan yahay tiro feyras aad u badan oo hadane firfircoon waa lagu kala qaadi karaa dhunkashada.
• Honoqrta / Roqorta: markii ay ka soo baxdo afka, waxaa lagu kala qaadi karaa shumiska, khaasatan haddii roqortaas ay dillaac leedahay.
‪#‎Talaabooyinka‬ taxadarka ah si aad uga fogato xanunada shunkashada lagu kala qaado

• . Ka fogow dhunkashada qof xanuunsan
• Hadduu qofka afka ku leeyahay nabar ama dhaawac ka fogow in aad dhunkatid.
• Ku dadaal caafimaadka ilkahaaga
• Haddii aad hergab qabtid qofna ha dhunkan, isticmaal maro marka aad qufacaysid ama hindhisayso.
• Ka fogow dhunkashada xaaraanta ah iyo dadka aadan garanayn.
• Waalidku waa in aysan caruurta ka yar hal sano aysan afka ka dhunkan.

Xigasho

Dr Abdilahi Mahdi

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories