HomeCOL IYO ABAAR ! WQ: CABDICASIIS CALI CADAANI

COL IYO ABAAR ! WQ: CABDICASIIS CALI CADAANI

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Maanta, ku dhawaad 1.4 billion oo qof ayaa ku nool waddamada dagaaladu ka oogan yihiin. Colaadaha daba-dheeraday iyo hoos u dhaca dhaqaalahu waxa ay kordhiyeen tirradda qaxoontiga, xanuunadda iyo wax barasho la,aanta

Dawaladdo badan oo colaado ka aloosan yihiin ayaa waxay ku guul daraysteen in ay wax horumar ah ka sameyaan Abbaartii horumarinta qarniga (Millennium development goals ) waxa kale oo ay khatar ugu jiraan gebi ahaanba in ay kaXaaladdo adag ayaa dul heehaaba dowladaha dhaqalahoodu meel dhexaadka yahay ee leh nidaam dowliya oo xoogan sidda dowladaha bariga dhexe iyo kuwa waqooyiga America iyo dowladdaha dhaqalahoodu hooseeyo ee ku xidhan mucaawinadda Sidda Haiti iyo Somalia .

faro madhnaadaan fursaddaha isbedelka dhaqaalaha ee ku imid dunida , Sidda kor u kaca dhaqaale ee waddamada konfurta aduunka (China, Brazil).

Nabadgalyadda , Amaanka iyo horumarku waa saddex dhadhaar oo isku xidhan isna kaaba oo mid haduu mesha ka maqan yahay kan kale aanay suurto gal ahayn in uu shaqeeyo si loo xaqiijiyo wadda jirkoodana bulshadu waxay u baahan tahay in ay hesho nidaam addag isla markaana hufan una dhibirsan fulinta sharciga iyo qawaaninta . lehna awood uu ku daboolo baahiyaha aasaasiga ah , kuna sugi karo amaanka iyo cadaalada

Soo afjaridda colaaduhu waa jid dheer oo u baahan hogaan aragti dheer iyo rabitaan shacbi . Inta badan wadda xaajoodka siyaasiga ah ee loga dan leeyahay xal u helid colaad daba dheeratay iyo soo af jaridda khilaaf siyaasi ah wuxuu u guuldaraystaa is aaminaad la,aan , faro galin shisheeye iyo hogaan xumo .

Faro galinta siyaasiga ah ee inta badan ka timaada beesha caalamka ama dowladdaha sida gaarka ah u daneynaya xaladaasi taagan waxay ka awood badnaataa danaha qowmiga ah ee ay leeyihiin dadka ku nool degaanda colaaduhu sameeyeen, waxanay inta badan ku marin habaabiyaan dhaqaale xad dhaaf ah oo ay ku bixiyaan wadda haddalada qaybahooda hore een lagu gaadhin Karin go,aamadda masiiriga/xasaasiga ah . iyagoo aan muhiimad badan siinin xalka dhaqanka iyo sooyaalka bulshadda ku imaada ee intab badan u dhow in guul lagu gaadho

Hab dhaqanka soo jireenka ah ee waddamada cawimadda bixiya iyo nidaamka ay u maraan deeqaha ay ku tageeraan dowladdaha tabarta daran si loogu joojio colaadaha korna loogu qaado dhaqaalaha , Ma aha mid la jaan qaadi karaa nabadaynta waddamada colaaduhu afeeyeen sidaas darted waxa lama huraan ah in la helo qaab cusub oo la isu waafajinayo dedaaladda nabad lagu raadinayo ee ka iman kara bulshadda lafteeda , iyo dhaqaalaha loo qoondeeyo in lagu soo waarido qorshe hawleedyo lagu soo tijaabiyey degaan kale ama dowladdo kale .

Si guul looga gaadho soo afjaridda coladdaha waxa lagama marmaan ah in si hufan looga fiirsaddo waxa la qabanayo iyo habka loo qabayo . xal u helida khilafaadka iyo dhisiidaa qaran nabdoon waxa asaas u ah saddexdan xaal

Awooda oo la saaro kale horumarinta hawlaha si ay u fududaato in wakhtiga iyo dhaqaalahaba lagu bixiyo hawlqabayadda lagama marmaanka ah ,

Xalka lagu raadinayo nabadda oo noqda mid ka imaada bulshadda isla markaana ay hogamintiisa bulshadu wax ku yeelato

iyo dhaqaalaha oo loo isitcmaalo si tifaaftiran laguna dhiso niadaam dowli ah oo shaqeeynaya fulina kara dhamaan qodobadda lagu heshiiyo Si xal walba oo la gaadho u noqdo mid waara waxa iyadna mudan in la xuso cawimadda iyo tageeradda dowladuhu bixiyaan in ay anay noqon kuwo haysta dhabadii hore ee lagu guul daraystay loona bedelo Nidaam wadda shaqayneed oo siman. Taasna waxa lagu gaadhi karaa in isfahan iyo heshiis lagu gaadho deeq walba oo dowlada lagu caawinayo ka hor intaan la wareejin in ay deeqahaasi ahaadan kuwo lagu daboolayo baahiyaha ay dowladu soo codsato oo qorshe sanadeedkeeda ku jira.

Intaasi oo laysla helaa waxay kor u qaadaysaa fursadda lagu heli karo nabadgalyo waarta laguna abuuri karo jawi horumarineed oo wax ka qaban kara Abaaraha , isbedelka cimiladda iyo dhaqaale yaraanta soo wajaahday caalamka .

WQ: Cabdicasiis Cali Cadaani

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories