Diifta Bulshada Abaaraysan Iyo Doorasho Raadiska Siyaasiyiinta Somaliland.
Xaaladaha Nololeed Iyo Duruufaha Ku Gadaaman Dadka Ay Abaaruhu Saameeyeen Ee Deegaanada Somaliland Waa Mid Qalafsan Oo Qalbiga Caafimaadka Qabaa Ka Qiiroonayo. Waa Wakhti Adag...
Daawo:-Madaxweyne Ku Xigeenka Dalka Saylici Oo Gaadhay Goobaha Dhimashadu Abaaruhu Ka Dhacday Awdal
Qolujeed(Slpost)-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Saylici ayaa gaadhay deegaanada aya isugu yimaadeen inta badan dadka abaaruhu ay saameeyeen oo ah Qolujeed, waxaana dhawaan gobalka Awdal...
Daawo:-Qaar Ka Mid Ah Haweenka Jabuuti Oo Taageero U Muujiyay Masharaxnimada Madaxweynaha Dalkaas
Jab uuti(Slost)-Xaflad balaadhan oo ay isugu yiaadeen haween ka mid ah Jabuuti ayaa taageero buuxda u muujiyay madaxweynaha haatan ee dalkaas Geel oo u...
Daawo:-Suldaan Saleeban Oo Ka Mid Ah Madaxdhaqameedka Awdal Oo Ka Qayliyay Abaarta Deeganka Halakaysay
Hargeysa(Slpost)-Suldan Saleebaan Cali oo ka mid ah madaxdhaqameedka gobalka Awdal ayaa ka dayriyay xaalada abaareed ee ay ku sugan yihiin deegaanada Awdal oo...
Kooxda Kurdiyiinta Oo Sheegtay Qaraxii Turkiga Ka Dhacay iyo Amaanka Dalkaas Oo Sii Xumaanaya
Turkay(Slpost)-Kooxda maleeshiyada Kurdiyiinta ee lala xiriirinayo xisbiga shaqaalaha Kurdistan (PKK) ee laga mamnuucay Turkiga, ayaa sheegatay in ay ka dambaysay weerarkii bomb ee caasimadda...
Daawo:-Musharax Muuse Biixi Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Kalabaydh iyo Wajaale
Wajaale(Slpost)-Guddoomiyaha xisbiga talada dalka haya ee kulmiye ahana musharaxa xisbigaas Muuse Biixi ayaa soo dhawayn aad weyn kala kulamay guud ahaan deegaanada uu ka...
Daawo:-Wasiir Warancade Oo Lagu Yaqaanay Cayda Somaliya Oo Si Qabaw Uga Hadlay Weerarka Ciidanka Bada Ee Jabuuti iyo Dafirida Qaranimada Somaliland
Jabuuti(Slpost)-Wasiirka arimaha gudaha Cali Maxamed Warancade ayaa si baqasho ku jirto uga hadlay dilka iyo dhaawaca samcada ee ay jabuuti isugu dartay ciidanka iyo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

