HomeDalalka Yurub Oo ku Heshiiyay In Qaxoontiga Giriiga Lagu Celiyo Turkiga iyo...

Dalalka Yurub Oo ku Heshiiyay In Qaxoontiga Giriiga Lagu Celiyo Turkiga iyo Faaidada Uu Ku Badashay Turkigu

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

EU(Slpost)-Hogaamiyayaasha Midowga Yurub waxay isku raaceen inay aragti isku mid ah ka qaataan heshiiska Turkiga ee looga badalanayo dhaqaalaha, si loo dhimo qulqulka tahriibayaasha.

qaxoonti1

Qorshaha waxa uu yahay in muhaajiriinta gaaraya Giriigga dib loogu celiyo Turkiga oo taas looga badalanayo in dadka Turkiga ay helaan Visa la’aan inay galaan Yurub.

Waxay hogaamiyayaashan ka munaaqashoodeen in loo ballan qaado qofkastoo sheegta inuu yahay megengelyo doon in si buuxda loogu dhageysto dalka Giriigga, sida uu qabo xeerka caalamiga ah.

Sidoo kale haweeneyda hogaamiyaha ka ah dalka Jarmalka, Angela Merkel, waxa ay sheegtay in heshiiskan danta laga leeyahay ay tahay in lagu caawiyo dadka kumannaanka gaaraya ee ku go’doonsan Giriigga.

Weriye ka tirsan BBC-da oo ku sugan goobta shirka ee Brussels waxa uu sheegayaa in iyadoo laga jawaabayo diidmada Qubrus iyo dalalka kale ee EU, in arrinta ay u muuqato in heshiiskaasi uu fulikaro oo keli ah marka la helo dhammaan tanaasulaadaha.

Madaxweynaha dalka Faransiiska, Francois Hollande, waxa uu tilmaamay inuu doonayay heshiis lagu caawinayo labada dal ee Giriigga iyo Turkiga.

Ra’iisul wasaaraha Turkiga, Ahmet Davutoglu, ayaa maanta la filayaa inuu ka qeybgalo hogaamiyayaasha ku shiraya Brussels, wuxuuna ka digay in dalkiisa uusan noqon doonin xabsiga furan ee tahriibayaasha.

In kabadan hal milyan oo qof ayaa u qaxay dalalka Midowga Yurub sanadkii tagay oo keli ah.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories