Dad Ka Mid Ah Yuhuuda Yaman Oo Si Qarsoodi Ah Dalkaas Looga Daad Gureeyay
Yaman(SLpost)-Qaar ka mid ah yuhuudii ugu dambaysay ee ku sugnayd dalka Yemen oo uu dagaal ka jiro ayaa si qarsoodi ah loogu sii qaaday...
DAAWO: ” DAMBI UMA ARKO ANUU IN QOF QAATO PASSPORTKA DJABUTI “XASAN GAAFAADHI AFHAYEENKA KULMIYE
Hargeysa(Slpost)-Xasan Gaafaadhi Afhayeen xisbiga Kulmiye ayaa ka hadlay wasiirkada iyo siyaasiyiinta ay ku laluushto jabtuuti baasaboorkeeda https://youtu.be/JkaIbe3K7vk
HOGAAMIYAHII QARINIGA RACCEP TAYYIP ERDOGAN
Raccep Tayyip Erdogan waxa uu ku dhashey xafada Qaasim Baasha ee magalada Istanbuul bishii feburaruy 27, 1954 halkaas oo yaranatiis ku barbaarey kuna Korey. Erdoganwaxa...
Kulan Dib Loogu Eegayay Qaabka Ay U Socoto Diiwaangalinta Codbixintu Oo Madaxtooyada Lagu Qabtay
Hargeysa(Slpost)-Shir gaar ah oo ku saabsan habka uu u socdo barnaamijka Qaranka ee diiwaangalinta codbixiyaasha oo haatan maraysa Saaxil, Gabilay iyo Hawd, ka dib...
Shaqaale Ka Tirsan Wasaarada Hawlaha Guud Iyo Xog-haynta Wasiir Cali Mareexaan Oo Xalay Weerar Ku Qaaday Laba Weriye Oo Ka hawl-gala BULSHO
Hargaisa(Slpost) Habeenimadii Xalay ahayd ayay ahayd markii Shaqaale Ka tirsan wasaarada hawlaha guud iyo guryaynta somaliland, oo uu ka mid ahaa Xog-haynta Wasiir Cali...
Guddoomiyaha KULMIYE oo Kulan la Yeeshay Wefti ka socda Golaha Deegaanka Tower Hamlets ee Aqoonsaday Somaliland
Hargeysa (Slpost)- Guddoomiyaha, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan la yeeshay wefti ka socda dadkii ka shaqeeyey aqoonsigii...
Daawo:-Wakaalada Horumarinta Wadooyinka Oo Ka Hadashay Halaheeda Shaqo iyo Difaaca Ay Ka Gashay Wadada Ceerigaabo
Hargeysa(Slpost)-Maareeyaha haayada wadooyinka Somaliland ayaa ka hadlay waxyaabaha u qabsoomay tan iyo intii laga soo hoos saaray wakaalada madaxtooyada oo la hoos keenay wasaarada...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

