HomeDad Ka Mid Ah Yuhuuda Yaman Oo Si Qarsoodi Ah Dalkaas Looga...

Dad Ka Mid Ah Yuhuuda Yaman Oo Si Qarsoodi Ah Dalkaas Looga Daad Gureeyay

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Yaman(SLpost)-Qaar ka mid ah yuhuudii ugu dambaysay ee ku sugnayd dalka Yemen oo uu dagaal ka jiro ayaa si qarsoodi ah loogu sii qaaday Israa’iil.
yuhuuda yaman
Hay’adda Jewish Agency ayaa hawshaasi gacan ka gaysatay.Hay’addaasi Israa’iil laga leeyahay ee gargaarka ayaa sheegtay in ay Israa’iil geeyeen sagaal iyo toban ruux oo ka mid ah dadkii u dambeeyay ee Yemeniyiin asalkoodu Yuhuud yahay ah..
Hay’addaasi Yuhuuda ee Jewish Agency ayaa Isniintan sheegtay in Yuhuudaas yamaniyiinta ah ay Israa’iil geeyeen maalmihii u dambeeyay. Hay’addani waxay si dhaw ula shaqaysaa dawladda Israa’iil waxayna matashaa isku xirka Yuhuudda adduunka ku nool.
Kooxdaasi waxay sheegeen in Yuhuudaasi reer Yemen lagu sii qaaday hawlgal aad u adag oo qarsoodi ah.Muuqaal baahiyaha ama TV-ga Israa’iil ee Channel 2 ayaa tabiyay in Maraykanku uu qayb ka ahaa hawlgalkaasi.Yemen iyo Israa’iil malaha wax calaaqaad ah oo dublamaasiyadeed.
Hay’adda Yuhuudda ee Jewish Agency waxay sheegtay in weerarada nacaybka ku salaysan iyo dagaalka sokeeye uu halis galiyay Yuhuudda Yemen.Ilaa 50,000 oo Yuhuud ah ayaa Yemen ka tagay oo Israa’iil aaday tan iyo sanadkii 1949-kii.
Hay’addaasi waxay sheegtay in Kontonkii Yuhuud ee ugu dambeeyay ee dalkaasi Yaman ku sugan ay doorteen in ay dalkaasi sii joogaan

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories