Monthly Archives: March, 2016

spot_imgspot_img

Daawo:-Xayaysiiska Filim Qisooyin Badan Xanbaarsan Oo Ay Soo Wadaan Sooraan iyo Jawaan

Hargyesa(SLpost)-JIlayaasha Sooraan iyo jawaan ayaa soo saaraya riwaayad filim xayaysiiskiisa la sii daayay oo xanbaarsan murti badan, waxa uu filimkani ka hadli doonaa duxusha,ugaadha...

Dad argagixisanimo looga shakiyay oo lagu xiray Paris iyo Brussels

Booliska dalka Faransiiska ayaa woqooyi galbeed magaalada Paris ka fuliyay hawlgal ka dhan ah argagixisada kaddib markii ay soo qabteen nin lagu eedeeyay in...

Daawo:-Madaxweyne Siilaanyo oo Boqorada Imaaraadka Uga Mahdnaqay Sida Ay Abaaraha Somaliland Uga Caawiyeen

Hargyesa(Slpost)-Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa uga mahadnaqay boqrada, xukuumada iyo shacabiga dalka Imaaraadka sida diiran ee ay u garab istaageen dadka ku tabaaloobay abaaraha...

Puntland Oo Soo Bandhigta Sawirada Dadkii Ugu Waaweynaa Maxaabiista Ay Dagaalkii Al-shabaab Ku Qbteen iyo Wali Caruurta iyo Dadka Laga Tirada Badan Yahay Oo...

Boosaaso(Slpost)-Muumulgobaleedka Somaliya ee Puntland ayaa mar kale soo bandhigay qaybka mid ah dadkii ay maxaabiis ahaanta uga qabteen ururka Al-shabaab ee dhawaan weerarka ku...

Daawo” Hadii aad ka shakido TB tag xarunta kuugu dhaw lacag la’aan ayaa lagugu baadhayaa” Wasiirka Caafimaadka Xaglatoosiye

Hargyesa(Slpost)-Waxa hargeysa lagu qabtay maalinta qaaxada aduunka, xukan oo ah sidii looga wacyigalin lahaa dadka aduunka xanuunak TB iyo dhibaatoouinkiisa, waxaana halkaas ka qaybgaay...

War Deg Deg Ah Afar Qof Oo Xaalada Abaaraha Ugu Dhintay Deegaanada Banka Geriyaad ee Goblka Selel

Selel(Slpost)-Xaalada Abaaraha ee dalka ayaa aad u sii xumaanaysa waxaana haatan lagu soo warmayaa in abaaraha ay ugu dhinteen afar qof banka geiyaad isla...

Daawo:-Danyar Laga Raraayo Dhulkii Ay Deganaayeen Oo Maayarka Canbaareeyay Kuna Baaqay In Laga Noqdo Go’aankaas

Hargeysa(Slpost)-Dad danyar ah oo laga raraayay dhul ay ka deganaayeen magaalada Hargeysa oo loogu yeedho Siingasiingaha ayaa casho xoogan ka muujiyay maayarka iyo qorshe...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img