HomeSocdaalada Xasan Sheekh Ee Imaaraadka Iyo Dagaaladiisa Diblomaasiyadeed Ee Somaliland

Socdaalada Xasan Sheekh Ee Imaaraadka Iyo Dagaaladiisa Diblomaasiyadeed Ee Somaliland

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa(Geeska)-Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa dalka Imaaraadka Carabta ku jooga safar, waxaanu la kulmay qaar ka mid ah madaxda mandaqada Imaaraadka Carabta, iyagoo ka wada hadlay wax ay ugu yeedheen danaha labada dal.

C02_6650

Socdaalka uu Xasan Sheekh Maxamuud ku joogo dalka Imaaraadka Carabta, waxa doorkan si weyn wax uga qoray warbaahinta dalkaas ee isugu jirta mida dawladda iyo saxaafadda gaarka loo leeyahay, waxaanay diirada saareen kulankii uu Madaxweynaha Somaliya la yeeshay dhaxal sugaha Abu Dhabi oo uu kulanka ku weheliyay wasiirul dawlaha khaarajiga Imaaraadku.

Lama oga in wada hadalada uu Xasan Sheekh kula jiro Imaaraadka Carabta uu ku koobayo dalkiisa Somaliya iyo inuu sidii looga bartay si jar iska xoor ah soo hadal qaado arrimaha Somaliland, isagoo muddooyinkan dambe bilaabay dagaalo diblomaasiyadeed oo uu ka dhan ah Somaliland.

Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa dhawrkii toddobaad ee u dambeeyay la sugayay safar uu ku tago dalka Imaaraadka Carabta oo xidhiidh wanaagsan la leh dawladda Somaliland, lamana garan karo in xidhiidh ka dhexeeyo safarka Xasan Sheekh ku joogo Imaaraadka iyo safarka madaxweynaha Somaliland ee la hadal hayay muddo.

Xigasho geeska

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories