Monthly Archives: March, 2016

spot_imgspot_img

Saxafiyiin Loo Haysto Basaasno oo Lagu Maxkamadaynaayo Turkiga

Xeer ilaaliye Turki ah ayaa sheegay in dacwada ka dhanka ah weriyayaal lagu eedeeyay jaajuusnimo lagu dhageysanaayo maxkamad ay albaabada u xiran yihiin. Labadaasi saxafi...

Galmudug Oo Soo Bandhigtay Caruur Al-shabaab Ku Soo Hubaysay Oo Dagaal Qadhaadh Ay La Galeen

Galmudug(Slpost)-Galmudug Oo Soo Bandhigtay Dhalinyaradii Ay Asqaysiisay Al,Shabaab Ee Ay Ku Qabteen Dagaalkii Qadhaadha Ee Dhex Maray Shalay Ciidamada Galmudug Iyo Al-Shabaab Mas’uuliyiinta Maamulka Galmudug...

Daawo:-Deegaanka Boon Oo Uu Waraabe Ku Cunay Maydka Haweenay Haraad U Dhimatay

Boon(Slpost)-Tuulda Boon ee ka tirsan gobalak Awdal ayaa lagu soow armayaa in laga helay deegankeeda haweenay u dhimatay haraad isla markaasna uu cunay waraabe...

Wan Wan Hargeysa Ku Dilay Oo La Xidhay Kana Gabyay Xadhiga Loo Gaystay

Hargeysa(SLpost)-Wankii lagu xidhay saldhigga Daami ee magaalada Hargeysa kaddib markii uu wan kale hirdi ku dilay, ayaa soo tiriyay maanso la yidhaahdo ADYAD oo...

Madaxweynaha FIF Oo Socdaalkiisii Koowaad Ee Uu Baxo Ku Yimi Jabuuti

Jabuuti(SLpost)-Madaxqweynaha xidhiidhka kubbada cagta adduunka ee FIFA ayaa booqasho ku tagay dalka Jabuuti, halkaasi oo uu kula kulmay madaxda Djibouti iyo xidhiidhka ciyaaraha ee...

Daawo:-Tartanka Dhirbaaxada Oo Qabsoomay iyo Rag Dhabanada Is Caseeyay

Hargyesa(Slpost)-Tartanka dhirbaaxada ayaa qabsoomay iyada oo si cajaayib ah raga ku tartamayaa ay isaga garaaceen dhamabada iyaga oo aan ka xanaaqin dhibta dhirbaaxadaasi ay...

Mareykanka iyo Ruushka oo ka heshiiyay arrinta Suuriya

Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka, John Kerry, ayaa sheegaya in ay isku raaceen Ruushka dedajinta sidii kala guur siyaasadeed looga gaari lahaa dalka Suuriya. Waxa...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img