Monthly Archives: February, 2016

spot_imgspot_img

Daawo-Heesta Hablaha Soomaaliyeed oo uu Soo Saaray Fanaanka Cabijibaar

Hargeysa(SLpost)-Abwaanka Cabdijibaar Al-khaliiji ayaa soo saaray hees cusub oo la magacbaxday Hablaha Soomaaliyeed,halkan ka dhagaysta heesta oo ah mid si balaadhan loogu amaanay habalaha...

Daanyeero Iyo Dad Ku Dagaalmay Deegaanka Baki iyo Sababta Dagaalka Keentay

Hargeysa(SLpost)-Mudooyinkanba ayaa xaalad abareed waxa ay ka taagnayd deegaanada galbeedka Somaliland, taasi oo si aad ah u saameysay dadka iyo xoolaha. Magaalada Baki oo ka...

Sucuudiga oo Sheegay Inuu Ciidamo U Diraayo Suuriya Hadii Isbahaysigu uu Yeelo

Sucuudiga(SLpost)-Afhayeenka militariga Sucuudiga, Axmed Asiri waxa uu sheegay in dalkiisa uu diyaar u yahay inuu ciidamo dhulka ah geeyo Suuriya si ay ula dagaallamaan...

Daawo Sawiro:-Shilgaadhi Oo Ka Dhacay Hargeysa oo Sababay Dhimashada Hal Qof Iyo Dhaawaca Laba Qof Oo Kale

Hargeysa(SLpost)-Laba gaadhi oo noocoodu ahaa Gawaadhida loo yaqaano Iskaragooyinka ayaa isku galay Laamida halbawlaha ee Isku Xidha magaaloyinka Berbera iyo Hargeysa waxaana uu shilkani...

Daawo:-Wasiirka Duulista Iyo Hawada Somaliya Oo Faahfaahin Ka Bixiyay Diyaarada Daalo Waxii Ku Dhacay iyo Maydkii Diyaarada Ka Dhacay oo uu Xaqiijiyay

Muqdisho(SLpost)-Wasiirka duulista dawlada Somaliya ayaa xaqiijiyay halkii qof eediyaarada daalo ka dhacay kadib qaraxii kaas oo dhintay iyo sida oo kale laba qof oo...

Daawo:-Abwaan Afgudhiye Oo Uu Maayarka Borama Booqday Kuna Baaqay Inay Shacbigu Soo Taageeraan

Boorama(Slpost)-Abwaan afgudhiye ayaa ku xanuunsanaaya magaalada Boorama waxaana booqday maayarka degmadaas iyo dad kale oo uu ka mid yihiin fanaaniin, waxaanay ugu baaqeen shacabiga...

Daawo:-Maayarka Berbera oo ka Hadlay Waxyaabihii U Qabsoomay Iyo Waxyaabha Ay Haatan Shacbiga Ugu Hawlanyihiin

Berbera(Slpost)-Maayarka degmada Berbera ayaa daboolka ka qaaday waxyaabaha u qabsoomay iyo sida oo kale waxyaabaha haatan ay u qaban doonaan shacbiga degmadaas. https://youtu.be/PZBE9qA7wt8

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img