Monthly Archives: February, 2016

spot_imgspot_img

Daawo:-Boqor Buurmadaw oo Canbaareeyay Xadhiga Ganacsade Cumar Caydiid iyo Odayaasha Qabyaalada Ku Taageeray

Hargeysa(Slpost)-Boqor buurmadaw ayaa dhaliilay dhamaan odayaashii qabyaalada ahaanta ku taageeray ganacsade Cumar Caydiid isaga oo dhan kalena ku tilmaamay xadhigiisa mid sharci dar ah...

KAFTANKII MUUSE BIIXI IYO CIRRO SAFARKII DIYAARADA EE ETHOPIA.

Muuse Biixi Cabdi waa guddoomiyaha Xisbiga tallada haya ee Kulmiye, waana musharaxa Madaxwayne ee xisbigaasi u tartami doona doorashada 2017ka ee lagu waddo inay...

Siyaasiga Ku Caanbaxay Muslim Nacaybka Donald Trump Oo Ku Tilmaamay In Aan Lagaga Guulaysan Isreebreebkii Xisbiga Jamuuriga Gudihiisa Ee La Xaday

Us(SLpost):- Maal qabeenka Donald Trump oo ka mid ahaa musharaxiinta xisbiga Jamhuuriga Maraykanka, ee doorashada Madaxweynaha ee 2016-ka u ordayay, ayaa ku gacan saydhay...

Dadka Maraykanka Oo Ay ku Soo Xoogaysanayso Necbaanshaha Ay U Qabaan Muslimiinta iyo Daraasad Laga Sameeyay

US(SLpost)-Daraasad cusub oo la sameeyey ayaa muujineysa farqi weyn oo u dhaxeeya dadka dimoqraadiga iyo jamhuuriga Mareykanka, taasi oo ku saabsan sida madaxweynaha xiga...

Khatarta Caafimaad Ee Isticmaalka Sonkorta Dadka Macaanka Qaba (Diet Sugar) Oo Dalka Ku Soo Badanaysa 

Washington (SLpost)- In badan dhakhaatiirtu waxa ay ka digaan sonkorta oo lagu tilmaamo cuntada ugu khatarta badan dhaawacista caafimaadka guud ee qofka, sidaa awgeed...

Tiyaatarka Yaa Lahaa? Axmed Nuur Guruje

Hoyga murtidda iyo madadaaladda (Tiyaatarku) wuxuu ka mid ahaa, goobihii danta guud ee sidda xun ugu burburay, dagaaladdii wadanka ka dhacay . Markii wadanka laggu...

Sinbaawi ayaa Gashay Xaalad Abaareed oo Madaxweynaha Dalkaasi uu ku Tilmaamay Masiibo Qaran

Zimbabwe(SLpost)Madaxweynaha Zimbabwe, Robert Mugabe, ayaa ku dhawaaqay in musiibo qaran ay ka taagan tahay qeybo badan oo dalkiisa ah, ka dib markii ay saamaysay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img