Monthly Archives: February, 2016

spot_imgspot_img

Daawo:-Taliye Ku Xigeenka Ciidanka Booliska Oo Beeniyay In Taliyihii Saldhiga Ibraahin Koodbuur Xilka Laga Qaaday

Hargeysa(Slpost)-Taliye Ku Xigeenka booliska Somaliland Cabdiraxmaan Fooxle ayaa sheegay in aanay xilka ka qaadin talihii saldhiga Ibraahin Koodbuur,isla markaasna uu si caadi ah u...

“Macsiyada (Dunuubta) dadka samaynaya marka layska qaban waayo way baahdaa, oo dalka, dhirta iyo dhagxaantaba jiidhaa..” Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir

Hargeysa-(SLpost)-Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir ayaa sheegay in iimaanka, aduunka, arsaaqda, awooda, aqoonta, dalka, iyo dadkaba ina dhaafin karto macsidu (dunuubta), hadaynaan iska qaban...

Daawo:-Sheekh Adam-Siiro Oo Tilmaamay Asbaabaha Lagu Garto Xukuumadaha Wakhtigoodu Dhamaaday

Hargeysa(Slpost)-Sheekh Aadan Siiro ayaa khudbadii jimcii ee maanta kaga hadlay waxyaabaha lagu garto xukuumadaha meesha ka sii baxaaya iyo arimo la xidhiidha. https://youtu.be/SQ-6ovu5IhI

Hadii Dabkii (DASTUURKII) Dhaxoomooday-Maxaa lagu Diiriyaa?

Bani’aadamka markii Ilaahay abuuray, waxuu u soo dejiyey kutub ay u raacaan wax kastoo noloshooda khuseeya, dhinac walbana xalka ay uga baahdaan ka helayaa,...

Diyaaradii Daalo Ee La Qarxiyay Oo Khubaro Sheegtay In Al-shabaab Loo Tuhmaayo

Muqdisho(SLpost)-Saraakiil Soomaali ah oo baaraya wax u muuqda qarax bam oo ku qasbay diyaaradda Daallo inay deg deg u caga dhigato garoonka Muqdisho, ayaa...

Daawo:-Taliyihii Saldhiga Ibraahin Koodbuur Oo Xilkii Laga Qaaday Laguna Xidhay Inuu Guddoomiye Cirro U Fasaxay Saldhigaas Inuu Ganacsade Cumar Caydiid Uu Ku Booqdo

Hargeysa(SLpost)-Taliyii saldhiga Ibraahin Koodbuur ayaa xilkii laga qaaday isla markaasna la xidhay iyada oo lagu haysto inuu saldhigaas u fasaxay inuu soo booqdo gudoomiyaha...

Daawo Sawiro:- Madaxweyne Siilaanyo Oo La Tukaday Shacbiga Berbera Isagoo Xalay Magaaladaas Ku Baryay

Berbera(SLpost)-Madaxweyne Axmed Maxmaed Siilaanyo ayaa maanta shabiga magaalada Berbera kula tukaday saladii jamcaha, waxaanu magaaladaas madaxweynuu yimi xalay kadib  markii safar dheer oo dhanka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img