HomeDiyaaradii Daalo Ee La Qarxiyay Oo Khubaro Sheegtay In Al-shabaab Loo Tuhmaayo

Diyaaradii Daalo Ee La Qarxiyay Oo Khubaro Sheegtay In Al-shabaab Loo Tuhmaayo

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Saraakiil Soomaali ah oo baaraya wax u muuqda qarax bam oo ku qasbay diyaaradda Daallo inay deg deg u caga dhigato garoonka Muqdisho, ayaa sheegay in ay u eg tahay in qaraxa ay ka dambeysay kooxda Al-Shabaab.

Sarkaal amni oo sare, oo isaga oo magaciisa qariyey la hadlay VOA-da ayaa sheegay in baarayaasha ay hayaan caddeymo muujinaya in Al-Shabaab ay ka dambeysay qaraxa, islamarkaana ay goor dhow soo gudbin doonaan natiijada baaritaanka.

Agaasimihii hore ee hay’adda nabad-sugidda Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi ayaa VOA-da u sheegay in sida wax u dhaceen iyo caddeymaha la hayaba ay muujinayaan in qarax bam uu ahaa waxa dhacay.

Dadka deegaanka degmada Balcad ee duleedka Muqdisho ayaa helay meydka qof jirkiisa go go’ay oo la rumeysan yahay inuu diyaaradda kasoo dhacay, qofkaasi oo ah qofka kaliya ee ka maqnaa dadkii saarnaa diyaaradda markii ay soo caga dhigatay.

Baarayaasha ayaa rumeysan in ninka diyaaradda ka maqnaa uu qaraxa ka tuuray duleelka ka muquda diyaaradda.

Fiqi ayaa sheegay inuu helay akhbaar ah in qofka la tuhunsan yahay inuu qaraxa ka dambeeyey uu si qasab ah u fariistay kursi u dhow taankiga shidaalka diyaaradda.

Fiqi waxa kale oo uu sheegay in qofkaas uu damacsanaa qarax xooggan oo diyaaradda bur-buriya.

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories