Monthly Archives: February, 2016

spot_imgspot_img

Daawo:-“Qaraxii Diyaaradda Daallo Airlines mid argagixiso ayuu ahaa” Wasiirka Duulista Somaliya

Muqdisho(SLpost)-Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Soomaaliya Cali Axmed Jaamac ayaa maanta saxaafadda kula hadley magaalada Muqdisho, waxaana uu sheegay in qaraxii ka dhacay...

Qabiil Ayaan La Dagalaamayaa Iyo Qabiil Ayaan U Doodayaa Labadab Cabdikarim Ahmed Moogow Adigaa Lagaa Hayaa  

Abdi karim ahmed mooge, oo ahaa wasiir ku xigeenkii hore ee wasaarada qorshaynta ayaa waxa uu ku sababeeyey xil ka tagistiisii inuu u banbaxayo...

Halkan iyo Halkaaba: “HABLO WAA LA XUMEEYEY!”

Waa Sannado hore oo tagay. xilliyo kala duwan oo kala dambeeyey laba dhacdo oo xanuunkooda iyo damqashadooda leh oo gobolka Bariga Afrika kaga habsaday...

Magaalo Xeebeedka Marka Oo Maanta Laga Qabsaday Al-shabaab Kadib Markii Ay Shalay Qabsadeen

Marka(SLpost)-Magaalada Marka oo shalay ay dagaallamayaasha Alshabaab gacanta ku dhigeen ayaa saaka dib looga qabsaday, ka dib dagaal muddo gaaban socday. Cabdirisaaq Maxamed oo u...

“Ciro Dalka Ma Istaahilo In Madaxwayne Looga Dhigo Ee Wakii Lahogaamin lahaa”Suldaan Saleeban

Haergeysa(Slpost)-Suldaan Saleebaan ayaa dhaliilo xoogan u jeediyay hogaanka xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro isaga oo ku tilmaamay in uu yahay nin aan u qalin inuu...

Daawo:-Madaxweyne Kuxigeen Saylici Oo Ka Hadlay Dayactirka Wadooyinka Amaanayna Tayada Wax Samaynta Dawlada Jarmalka

Hargeysa(Slpost)-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Saylici ayaa furay shir lagaga hadlaayo dayactirka wadooyinka iyo sidii ay adkaysi u yeelan lahaayeen oo mudawga Yurub uu soo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img