Monthly Archives: February, 2016

spot_imgspot_img

Daawo:-Wasiirka Hawlaha Guud Cali Mareexaan Oo Ganacsade Cumar Caydiid Ku Tilmaamay Mid Dhul Dheeriya Boobaya Soona Bandhigay Dhulkii La Siiyay

Hargeysa(Slpost)-Wasiirka hawlaha guud Cali Mareexaan ayaa soo bandhigay digreetooyinka madaxweynuu uu ku bixiyay dhismaha tiyaatarka iyo jihada waqooyi oo la siiyay ganacsade Cumar Caydiid,...

“Ilaahay magaciisa ayaan ku dhaartaye waxan is leeyahay hadii sida maanta aad dadkaaga u taqaan aad u aqoon lahaa 1981kii in aanan marnaba qori...

Qiimaha ay Somaliland dadkeeda ku joogto qof kasta oo ogi ma qaadan karo inu daawado ama aqbali karo sida ay dawladnimadeedi maanta tahay. Wixii...

Daawo:-Markabka Ugu Qaadka Badan Koontiinarada Oo Ku Bakhtiyay Wabi Jarmalka Ku Yaala Lana Riixi Kariwaayay

Jarmalka(SLpost)-Markabka qaada koonteenarada ee ugu weyn caalamka oo laga leeyahay dalka jayna ayaa ku dhex bakhtiyay wabi ku yaala dalka jarmalka oo uu is...

Wasiir Sacad Oo Dawladda Somaliya Ku Eedeeyay Inaanay Daacad Ka ahayn Wada Hadalada

Hargeysa(Geeska)-Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, ayaa dawladda Somaliya ku eedeeyay inaanay daacad ka ahayn wada hadalada Somaliland iyo Somaliya, taas oo...

XALLINTA KHIYAAMADA JACAYLKA

Qormadan tii ka horreysay ee aan ugu magac daray “Jacaylka iyo khiyaamada” waxa aan kaga soo hadlay waxyaabaha sababa khiyaamada ay lammaanuhu ku kacaan....

Muslimiinta Ku Nool Dalka Ingiriiska Ayaa Albaabada U Furay 80 Masjid Si Ay U Soo Booqdaan Dadka Aan Islaamka Ahayn

Uk(SLpost)-In kabadan 80 masaajid oo ku yaalla daafaha UK ayaa maanta albaabadooda u furaya dadka aan muslimiinta ahayn, taas oo qeyb ka ah la...

“Madaxweyne Dalka Waxa Jahawareerinaya Xamas Ka Sokeysa Ee Hadal Oo Arrimahan Dalka Ka Taagan Kaa Hadal Oo Aamusnaanta Iska Daa” Xildhibaan Aareeye

Hargeysa (SLpost)-Xildhibaan Cali Sheekh Ibraahim Aareeye oo ka tirsan Xildhibaanada Golaha Wakiilada, ayaa Madaxweynaha ugu baaqay in aanu ka aamusin khilaafka ka taagan Tiyaatarka,...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img