HomeQabiil Ayaan La Dagalaamayaa Iyo Qabiil Ayaan U Doodayaa Labadab Cabdikarim Ahmed...

Qabiil Ayaan La Dagalaamayaa Iyo Qabiil Ayaan U Doodayaa Labadab Cabdikarim Ahmed Moogow Adigaa Lagaa Hayaa

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Abdi karim ahmed mooge, oo ahaa wasiir ku xigeenkii hore ee wasaarada qorshaynta ayaa waxa uu ku sababeeyey xil ka tagistiisii inuu u banbaxayo inuu la dagaalamayo qabiilka, lakiin markaad aragto isagoo  maanta difaacaya, garabka ganacsadaha cumar caydiid ee ay isku haybta yihiin ee uu waliba isagoo xanaaqsan ka hadlayo arrinta tiyaarta ee khilaafka dhalisay isagoon eegin waxa la isku hayo ayaa waxay u muuqataa inaanu qabyaalada la dagaalamayn, oo isagu qabyaaladiiste yahay waayo cabdikariim markuu u doodayo ganacsade cumar caydiid waxaa jira boqolaal kale oo ay isku reeryihiin oo la dulmiyey balse aanu ka hadal markaa waxaynu odhan karnaa cabdikariim uma dodo danyarta ee waa nin u hadla hadba ninka  hanti leh. Cabdikarim waxa uu ku raacay ganacsade cumar caydiid waa aduun iyo hanta, sida ilo lagu kalsoon yahay noo xaqiijiyeen cumar caydiid waxa uu guri fila aha uga dhisay xafada calamadaha, cabdi kariim mooge Taasina waxa ay kuu cadaynaysaa inuu cabdikarim yahay nin qawlayste ah oo calooshii ushaqaysta ah.

 Cabdikariim waxaa uu agaasimaha guud ee wasaarada arimaha gudaha ku sheegay beenaale, isagoo aan agaasimaha hadalkiisa wax xanaf ahi ka muuqan markuu warbaahinta la hadlayay, waxaanu ahaa masuul gudanay xilkii loo igmaday, taasi waxay muujinaysaa indho la’aanta uu cabdikariim ku tageersanyahay ganacsadaha reer jabuuti ee darafka ah arinta khilaafka tiyaartka,  magayo agaasimaha guud ee arimaha gudaha gefka  iyo deelqaafka uu kula kacay, cabdi kariim mooge waxaana ka codsanaynaa inuu gefkaasi xaal ka bixiyo ugu danbayn, waxaan u soo jeedin lahaa cabdikariim talo ah inaanu ku adeegsan magaca qabaayalad la dagaalan lakiin uu ku ekaado wajigiisa dhabta ah inuu u hadlayo danta reerkiisa waliba kuwa haynta  haya.

Chief Caaqil Cabdiraxman Cabdi

Hargeysa,Somaliland 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories