Daawo:-“Wali waxa taagan kiisaska kufsiga ah, waxaana aad u badan kuwa wadarta loo galo” Xeerilaaliyaha Guude Ee Somaliland
Hargeysa(Slpost)-Xeer Ilaaliyaha guud ee Somaliland ayaa sheegay in wali kiisaska kufsiga ee wadarta loo galaa ay ku badan yihiin Somaliland, waxaanu dalbaday in loo...
Alle miyaanu mudneyn inaynu ka xishoono ?
Xishoodku waa hab dhaqan qiimo badan, waa dabci Alle iyo Rasuulkiisuba jecel yihiin. Waxa Nebiga ((SCW) ka sugnaatay inuu yidhi "Alle waa mid kariim ah...
Iska Horimaad Hubaysan Oo Ka Dhacay Sheekh Iyo Hal Askari oo Ku Dhaawacmay
Sheekh(SLpost)-Iska horimaad hubaysan oo booliska iyo koox dablay ah oo hubaysan ku dhex maray duleedka bari ee magaalada Sheekh ayaa uu ku dhaawacmay hal...
Daawo:-Wasaarada Waxbarashda Somaliland Oo Beenisay In La Iibinaayo Dugsiga Sheekh Bashiir, Warna Ka Bixisay Dhisme Halkaas Ka Socda
Hargeysa(SLpost)-Xukuumada Somaliland gaar ahaan wasaarada waxbarashda ayaa beenisay in haatan la iibiyay dugsiga Sheekh Bashiir, waxaanay daboolka ka qaadeen in halkaas laga wado ...
Daawo:-Wariyaha Xasan Xaaji Xanafi Oo Ah Maskaxdii Ka Danbaysay Dilalka Wariyayaasha Somaliya Oo Si Toosa Uga Warmay Hawlgaladaas
Hargyesa(Slpost)-Somaliya ayaa ka mid ah goobaha dilalka loogu gaysto wariyayaasha Somaliya iyada oo inta badan weerarada lagu bartilmameedsado wariyayaashu uu ku dhamaado in la...
Daawo Sawiro:-Madaxweyne Siilaanyo oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Hargeysa Kadib Safar Todobaad Qaatay oo Uu Ku Tagay Barga Dalka
Hargeysa (SLpost ) Madaxweynaha oo saaka ka soo kicitimay magaalo marseeda Berbera ayaa waxa si miisaanleh loogu soo dhaweeyey inta u dhaxaysa labada gobol...
Halkan Ka Daawo Barnaamij Qiiro Badan Oo Xaawa Oo Indhaha Ka Naafo Ah Ay Kaga Sheekaynayso Nolasheeda iyo Isbadalkay Nafteeda Ku Samaysay
Hargeysa(SLpost)-Halkan ka daawo barnaamij qiimo badan oo Xaawa oo araga ka naaf ah ay kaga sheekaynayso nolsheeda,isbadaladii ay samaysay iyo sida aanay bulashadeenu u...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

