HomeMuslimiinta Ku Nool Dalka Ingiriiska Ayaa Albaabada U Furay 80 Masjid Si...

Muslimiinta Ku Nool Dalka Ingiriiska Ayaa Albaabada U Furay 80 Masjid Si Ay U Soo Booqdaan Dadka Aan Islaamka Ahayn

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Uk(SLpost)-In kabadan 80 masaajid oo ku yaalla daafaha UK ayaa maanta albaabadooda u furaya dadka aan muslimiinta ahayn, taas oo qeyb ka ah la dagaallanta aragtida xun ee laga qabo Islaamka, iyo in dadka la baro diinta Islaamka waxa ay tahay.

Arrintan oo loogu magacdaray “maalintayda Masaajidka”, waxaa soo qaban qaabiyay golaha Muslimiinta ee Britain.

Masaajidda loo furayo dadka aan Muslimiinta ahayn waxay ku yaallaan, London, Birmingham, Manchester, Leeds, Glasgow, Cardiff, Belfast iyo meele kale.

Maalinta furitaanka masjidyada ayaa timid kadib markii tageerayaasha kooxda Pegeida ee ka soo horjeeda islaam naceebka ay maalintii sabtiida sameeyen banan bax amuusni ah oo ay ku mujinayeen shacuurtooda, bananbaxaasi ayaa ka dhacaay magalada Birmingham ee dalka Ingriiska.

In ka yar 200 qof ayaa ka muuqday banaanbaxa, balse waxa uu ahaa mid muujinaya cabsida dadka musliminta ahii ay qabaan. Kooxdani ka soo horjeeda islam naceebka ayaa ku faaftay guud ahaan qaradda Yurub.

In kabadan 80 masjid ayaa loo furayaa dadka oo dhan, iyagoo loo sharixi doona diinta islaamka waxa ay tahay,waxanna la siin doono fursad aay ku firsadaan saladda la tukanayo.

Taani ayaa ku soo beegmeyso waqti aysan jirin in laga baahiyo televishonada weerar ay koox mintidiin islaami ah ay qaadeen.Qabanqabayaasha ayaa sheegay, in maalintani ay tahay waddo ay musliminta ku garayaan walalahooda kale ayna ku mujinayaan in diinta islaamka tahay mid nabaad ah.

Sanadihi ugu dambeyay, ayaa waxaa badanayay dambiyadaha loo geeysanayo islaamka ay geeysanayaan dadka islaamka naceeb, oo London oo kali ah waxa lagu soo waramaya in ay ka dhaceen 158 kiis sanadkii tagaay.

Muslimiinta dalka Uk ku nool ayaa waxa ay garaayan 3milyaan, iyagoo noqday 100kiiba 5 tiradda dadka ku nool dalkaasi.Dhamaan masajiddada aya loo furayaa albabada, waxa ayna rajeeynaayan in aay baddalaan fikirka laga aaminsanyahay islaamka manta.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories