Daawo”Ictiraaf Somaliya laga Raadinayaa Ictiraaf Noqon Maayo Lagamana Helaayo…” Eng Maxmaed Xaashi oo Ka Hadlay Gudida Ictiraaf Raadinta
Hargeysa(Slpost)Wasiirkii hore ee maaliyada Somaliland Maxamed Xaashi Cilmi ayaa dhaliilay qaabka ay xukuumada Siilaanyo u doonayso inay ku keento ictiraafka ay Somaliland uga baahantahay...
Daawo:-Wasiirka Dib U Dajinta Oo Amaanay Wasaarada Uu Xilkeeda Hayo Iyo Waxyaabaha Uu U Sibir Saaray Amaantaas
Hargeysa(Slpost)Wasiirka dib u dajinta CalI Siciid Raygal ayaa amaan ku dawakhiyay gudida joogtada ah ee golaha wakiilada xili ay warbixin ka doonayeen in uu...
Qaar Ka Mid Ah Ganacsatada Oo Si Dayacaad Ah Duleedka Hargeysa Ugu Daadiyay Sharaab Wakhtigiisii Dhacay
Hargeysa(SLpost)-Qaar ka mid ah ganacsatada Somaliland ee dibadda ka soo dejisa sharaabka la cabo ee qasacadaysan ayaa duleedka bari ee magaalada Hargeysa ku daadiyay...
Siyaasi Cabdi Haybe Oo Kaaf Iyo Kala Dheeri Ku Sifeeyay Hoggaamintii Madaxweyne Rayaale iyo Hoggaaminta Madaxweyne Axmed Siilaanyo
Hargeysa (SLpost)-Siyaasi Cabdi Haybe Maxamed oo ka mid ah Masuuliyiinta Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, Xukuumaddii hore ee Daahir Rayaalena Wasiir ka ahaa,aasaasayaashii Xisbiga taladda...
Madaxweynaha Iiraan Xasan Rooxaani iyo kooxdiisa Isbadal Doonka Ah Oo ku Guulaystay Doorashada Iiraan iyo Ayatollah Khamenei Oo La Badali Doono
Iiraan(SLpost)- madaxweynaha isbedal doonka ah ee Iran, Xasan Rouxani, ayaa guul weyn ka gaartay doorashadii dalkaasi ka dhacday, ayaga oo la filayo in ay...
Switzerland Oo Cod U Qaadaysa In Dadka Muhaajiriitna Ah Ee Qaata Sharciga Dalkaas Dib Loo Mustaafirin Doono Hadii ay Danbi Yar Galaan
Switzerland(SLpost)-Waxaa dalka Switzerland ka socota afti ay shacabkiisa u qaadayaan in dadka shisheeyaha ee dembiyada yaryar gala la tarxiilayo iyo in kale. Qorshahan ayaa waxaa...
Daawo:-Maroodi Ka Xanaaqay Xus Loo Samaynaayay Oo Burburiyay Waxii uu Arkaba
Hindiya(SLpost)-Maroodi ku nool dalka hindiya oo maalinta laga xuso maroodiga deegaano ka mid ah dalkaas mar kali ah xanaaqay isla markaasna burburiyay gaadiid dad...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

