Tan iyo Intii ay Madaxweynayaasha Dalka soo maray ee uu Ugu DanbeeyoMadaxweynaha Hadda Talada dalka haya Mudane Maxamed Maxmauud SiilanyoWaxa markii uuu Xisbiga Kulmiye Ahaa Dadweynah reer Gabiley Ku MaranHabaabiyey Hadii aan Ku Guulaysto Talada Dalka waxaan Indin AnsixinGobolnimada gabiley balse taasi ayaan ahayn mid Laga Midho Dhaliyey
Markaad aragto Masuuliyiinta Xukumada Mar walba Waxay Dadweynaha ReerGabiley ku Maran Habaabiyaan Waxaad Helaysaan Ansixinta GobolnimadaGabiley . Wollow Way MAsuuliyiinta xisbiyada qaranku Wakhtiga AY SooDhawaadaan Ololaha doorashooyinku in ay Gabiley U Soo Tartamaan Oo ayKu maran Habaabiyaan Waxaan Ansixinanaa Gobolnimada Gabiley Waayo
gobolka gabiley waa gobolka Kaliya eee Codkiisu Uu U Hiiilin KAroMasuul Kasta oo Loo Codeeyo Taasi ayaa Keentay in tartan Loo Soo GaloWakhtiyada Doorashooyinka .
Dhawaan ayay Ahayd MArkii uu Gudoomiyaha Xisbiga wadani ahnaGudoomiyaha Golaha wakiiladu uu Dawladan Ahmed maxamed maxamuudSIilanyo uu Sheegay in AY Qaylo DHaan uu Ka soo Saaraan Laakiin aanayJirin Mooshin lagag Doodayo Oo Wali la keenay Golaha wakiilada ,Waxaanu Gudoomiyuhu Sheegay in hadii la keeno Mooshinka Lagag DoodayoGobolnimada Gabiley ay Ansixinayaan HAdiii ay Mooshin xukumadu KeentoGolaha wakiilada inta uu Xilka Fadhiyo .
Waxa kale oo Isaguna Cadeeyey in Aaanay Xukumada Somaliland Dan kaLahayn Ansixinta Gobolnimada gabiley Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble OoSheegay in ay Mooshin Lagag Doodayo Ansixinta Gobolnimda Gabiley ayKeeni doonaan Si loo ansixiyo Gobolnimada .Haddaba Reer Gabileyow Yaa inoo Maqan , Yaase Aaminaaa, MeeMasuuliyiintii Gabiley Codkeeda ku soo Baxay ee Xukumada Inoogu Jiray, Haday ahaato Wasiiro , Xildhibaano Labada gole Qaranba Ka mida Waxawax La is waydiiyo ah Su’aasha YAa inoo maqan reer gabileyow .
Farxaan Cabdi
Gabiley Somliland
Email:Farxaancabdi18@gmail.com

