HomeMadaxweyne Siilaanyo Ayaa Magacaabay Gudi Abaaraha Dalka Ka Jira Ka Hawlgasha Xili...

Madaxweyne Siilaanyo Ayaa Magacaabay Gudi Abaaraha Dalka Ka Jira Ka Hawlgasha Xili Xaaladu Deegaano Badan Ku Adagtahay

Date:

Related stories

Somaliland President Faces Tough Questions on Taiwan, Israel, China and U.S. Security Ties

“Every citizen is a police in Somaliland" New York (SLpost)-...

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Hargeysa(SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu Digreeto Madaxweyne oo Summadeedu tahayJSL/M/MG/083-3825/022016ku Magacaabay Gudi heer qaran ah oo u xilsaaran Abaaraha dalka kajira, gudidaas oo uu Gudoomiye u noqon doona Madaxweyne ku xigeenka Somaliland.

Xubnaha Gudida Madaxweynuhu Magacaabay.

Ku: Madaxweyne Ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland

Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici)

Ku: Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta

Mudane Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed

Ku: Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda

Marwo Samsam Cabdi Aadan

Ku: Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Maalgashiga Caalamiga ah

Dr. Muuse Qaasim Cumar

Ku: Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga

Mudane Axmed Xaaji Cali Cadami

Ku: Xog-hayaha Golaha Wasiirrada

Mudane SharmarkeAxmed Muxumed

Ku: Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga

Muddane Maxamed Shukri Jaamac 

Ku: Mudane, Farxaan Liibaan Axmed

Ku: Mudane, Maxamed Cali Maxamed

Ku: Mudane, Cabdiraxmaan Faarax Xarbi

Ku: Mudane, Cabdi-wahaab Maax Maxamed

Ku: Mudane, Cabdiraxmaan Cali Cabdi

 Ku: Sheekh, Ciise Maxamuud Cabdillaahi

Ku: Sheekh, Cawil Faatax Shire

Ku: Sheekh, Cabdiraxmaan Sheekh Axmed Sheekh Cabdi

Ku: Sheekh, Maxamed Aadan Muxumed

Ku: Sheekh, Xasan Cabdi-salaan Sheekh Cali

Ujeeddo:Magacaabid Guddi

Mudanayaal,

Sida aad la socotaan, waxa dalka ka jira abaaro ba’an oo waxyeelo u gaystay xoolihii, daaqii iyo dadkiiba. Sidaas darteed, waxa daruuri ah in gurmad bini’aadanimo oo degdeg ah la gaadhsiiyo Bulshada Somaliland ee ay abaaruhu sameeyeen.

Haddaba, waxaan idiin magacaabay inaad noqotaan Guddidau xilsaaran isku-dubarididda qaadhaan uruurinta dadweynaha iyo qorshaynta kaalmada la gaadhsiinayo dadkaas tabaalaysan, waxaana Guddoomiye idiin noqon doona Madaxweyne Ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland.

Waxaan idinka rajaynayaa in aad hawshaas xil mug leh iska saari doontaan.

ALLAA MAHAD LEH

Af-hayeenka MadaxtooyadaJSL

Xuseen Aadan Cige (Xuseen Deyr)

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories