Monthly Archives: February, 2016

spot_imgspot_img

Daawo:-Gurmadka Abaaraha Oo Sheekh Aadan Siiro Hurmuud Ka Yahay Oo 1200 Oo Qoys Raashin Lagu Gaadhsiiyay

Hargeysa(SLpost)-Deeqdan raashinka ah oo loo qaybiyay 1200 ee qoys ayaa ahayd mi lagu soo hagaajiyay Sheekh Aadan Siiro, waxaan haatan halkan aanu idiinku soo...

Jarmalka oo celiyay 125,000 oo qaxooti

Jarmalka(SLpost)-Masuuliyiinta Afghanistan ayaa sheegay in boqol iyo labaatan iyo shan qof ay ku soo noqdeen Kabul, kadib markii dowladda Jarmalka ay u diiday inay...

Daawo:-Maayarka Caasimada Oo Ganacsatada Tukaamada Ugu Baaqay Wadooyin Horleh Inay Ka Guuraan

Hargeysa(Slpost)-Maayarka caasimada Cabdiraxman Soltelco ayaa tukaamada wadooyinka hareerahooda ka samaysan waxa uu ugu baaqay inay ka guuraan wada tagta madaarka Cigaal. https://youtu.be/TWF685QYW2w

Daawo:-Gobalka Togdheer oo Deeq Caws Ah Ku Wareejiyay Gudida Abaaraha Si Loogu Taageero Xoolaha Galbeedka Dalka

Togdheer(SLpost)-Badhasaabka gobalka Togdheer Qabo ayaa gudida abaaraha uu madaxweynuu u saaray ku wareejiyay deeq gobalkaas ka timi taas oo ah sadex gaadhi oo caws...

Daawo”Madaxweyne Siilaanyo waa hogaamiye balaadhan oo qalbi furan..” Wasiirka Madaxtooyada Maxamuud Xaashi

Hargeysa(SLpost)-Wasiirka madaxtooada Maxamuud Xaashi ayaa ka hadlay xaflad kooban oo xilka loogu kalawareejinaayay afhayeenkii hore ee madaxweynaha iyo afhayeenku cusub ee wasaaradaas loo amgacaabay https://youtu.be/YLD71-hNFTk

DAWO MALAHA RUUXII WADKU SOO DULJOGSADO!!!

Sida aynu lawada socono ee aynu ka wada dharagsanahay isla markaana aynu indheheena ku aragno ama dhagaheena aynu ku maqalo amuuraha aduunyadu isku halayn...

DALKA MA SHAQO LA,AAN AYAA HAYSA MISE DHALINYARADA AYAA KU FOOGAN HAWLO KALE 

“Dalka Waxba ,Mayaalaan Oo Shaqo La,aan ayaa Ka Jirta Oo Waan Tahriibayaa Ma Qiilbay Unoqon Dhalinyarada Soomalida” Waxa aan Isku Dayaya Inaan Qalinka Ku Yara...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img