Daawo”Alle ayaan u toobad keenay reerna waan noqday” Fanaanada Fartuun Cumar oo Sheegtay In ay Ka Baxday Fankii
Hargeysa(SLpost)Fanaanada Fartuun Cumar ayaa ku dhawaaqday inay alle u toobad keentay fankana ka baxday, sida oo kale wax ay fan ka bixideeda muuqaal ay...
Daawo:-DAREENKA SHACABKA DUMARKA SOOMAALIYED IYO SUCUUDIGA
Uk(SLpost)-Barnaamijkan oo oo lagu eego arimaha bulshada lagana soo baahiyo dalka Ingiriiska waxa todobaadkan lagaga hadli doonaa haweenka Soomaalida ah ee dawlada Sucuudiga la...
AYAYDAA TAAG DARRAN IYADOON TABAR LAHAYN BAY DADKA ISKU TAAGTAAGI !!!
Waxaa Layaab Ah Runti Siyaasada Somaliland Maanta O Saddex Gees Noqotay Hadanay Goolad Aan Laga Bixi Karin Gashay ? Siyaasad Aan Kala Rooneyen Hadana...
Dawladda Zambia Oo Ogolaaday In Basaborka Somaliland Lagu Galo Dalkooda
Lusaka(Slpost)-Dalka Zambia ayaa ka mid noqday wadamada Afrikaanka ah ee si buuxda u aqoonsaday Baasaboorka Jamhuuriyadda Somaliland, waxaanu wadankaasi toddobaadkan shaaciyay in lagu tagi...
Giriiga Oo Ka Cadhooday Shirka Xalka Loogu Raadinayo Muhaajiriinta Balkan-ka Oo Aan Lagu Martiqaadin
Giriiga(SLpost)-Giriigga ayaa cabasho rasmi ah ka gudbiyey Austria, go'aanka ay ku gaartay inay marti galiso kulan ay yeeshaan dalalka galbeedka Balkanka oo ku saabsan...
Dhinaca Qorsoon Ee Nolosha Madaxda Dunida” Erdogan,Angela Merkel”
Hargeysa (SLpost)- Jacaylku waa dareen yaab badan oo jiritaankiisa iyo qeexdiisuba aadamaha ka dhex abuuraan doodo iyo falanqayn aan dhammaad lahayn, waxa aanu ka...
Daawo:-Ciidanka Booliska Gobalka Awdal Oo Qabtay Isla Markaasna Gubay Khamri Tiro Badan
Boorama(SLpost)-Ciidamada booliska Boorama ayaa gacanta ku soo dhigay khamari badan iyo eedaysanayaal ku eedaysan khamrigaas, waxaana lagu gubay khamriga warbaahinta hoeteeda. https://youtu.be/kmt3H-n3Ktg
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

