HomeDALKA MA SHAQO LA,AAN AYAA HAYSA MISE DHALINYARADA AYAA KU FOOGAN HAWLO...

DALKA MA SHAQO LA,AAN AYAA HAYSA MISE DHALINYARADA AYAA KU FOOGAN HAWLO KALE

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

“Dalka Waxba ,Mayaalaan Oo Shaqo La,aan ayaa Ka Jirta Oo Waan Tahriibayaa Ma Qiilbay Unoqon Dhalinyarada Soomalida”

Waxa aan Isku Dayaya Inaan Qalinka Ku Yara Lafa Guro Hadal Hayn Badan Iyo Qiil aa n Jirin Inta Badan Dhalinyaradi Somaliland Waa Kuwa Lagu Tabcay Oo Waxbartay Heerar Kale Duwan Ee Waxbarashada Soomaray Balse Waxad Arkay Dhalinyaro Ka baqoolay Dhulkoodi Hoooyo Iyago Usocda Wadamada Rergalbed Iyago Kharash Badan Kaga Baxan Si U Tegi Lahayen Yurub,

Balse Waxan Meesh Kujirin Meesha Loo Socdo Maxa Yaala Hadad Qof Dhalinyaro Tahriibaya Aad Kutiraahdo Maxad Utahriibin Waxa U Kugu Jawabaya Shaqo Laan Mise ayaa Wayaya mise Dalka ayay Ka Jirtaa Lakiin Waa Su,aal

  Jawabateedu Fududahay Oo Lagu Qancayn Jawabtaasi, Waxad Arkaysa Dhaqaale Faro Badan Oo Kubaxaya Socdaalka Halista Ee U Kutegayo Wadamada Rer Galbeedka Naftooda Halis Gasha Inu Dhinto Iyo Noolada Udhow

Dhaqaalaha Kubaxaya Tahriibtiisa Waxay Ufuri Lahayd Fursad Shaqo Oo U Waxkataro Noolashisa Iyo Waalidki Kuso Tabcay Isaga Laga Yaaba Inu Si Fudud Ganacsade Kunoqde Hadaba Qof Dhaha Shaqo Laan Ba Jirta Anigu Wan Ka Duwanahay Qofka Dhalinyarada Hadi Shaqo Helo Lagama Yaabo Inu Ka Shaqeeyo Waayo Wuxu Rabaa Shaqo Sare Oo Xafiis Fadhisto Lacag Faro Badan Kuqaato Balse Shaqadu Waxay Ubahan Tahay Samir Iyo Dulqaad ,

Dalkeena Waxa Yaala Fursado Badan Oo Shaqo Taas Waxan Kucadaynayaa Waayo Ajaanib Faro Badan Dalka Uso Shaqo Tegaybaa Jooga Iyago Ka Yimi Wadamada Jaarka Iyo Asiy A Kayimi Wana ‘Ethiopian Hindi ‘Bakistan B’anglesh’ Suria ‘ Yemen Dadku Waxay Ahayd Inay Fursadaha Buuxiyan 

Waxan Dhawaan Lasheekeystay Nin Dhalinyaro Aanu Saxibanahay Isago Marki Hore Qorshihisu Ahaa Inu Tahriibo Balse Ka Baqday Wuxu Sameyey Meherad Ganacsi Ismu Lahayn Wad Kafaaidaysa Meherada Hada Aad Ayu Uga Faaiday Ganacsigi Meel Aad Ufiican Ayu Maraya Waxyaalo Badan Ayu Ka Qabsaday

Marka Waxan Dhalinyarada Somaliland Ugu Baaqaaya Inay Dalka Aaminan Kana Faaidaystan Waxaynu Nahay Xoogan Dalku Leeyahay Dhulkena Wax Soo Saar Faro Badan Laga Beero Dhulkena Wax Soo Saar Faro Badan Ayaa Jira Oo Ubahan Laga Beerto.

Allaha Mahadleh

W/Q: Cabdirashiid Salaad Cali

Burco/ Somaliland

Email:RashiidSalaad@gmail.com

Contac:252634439279

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories