Monthly Archives: February, 2016

spot_imgspot_img

Daawo:-Musharaxa Madaxweyne Ku Xigeen Ee Xisbiga Waddani Oo Si Aad U Diiran Looga Soo Dhaweeyay Dila

Dila(SLpost)-Musharaxa u tarrani doona jagada madaxweyne ku xigeen ee xisbiga mucaaradka ah ee Waadani Maxamed Cali Ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Dila. https://youtu.be/IRQM4T9tWS4

Daawo:-Sadex Qoys Oo Reer Laasacaanood Ah Oo isku Haysta Wiil Yar Oo Qoys Kataa Sheeganayo Inuu Dhalay

Sool(Slpost)-Wiil yar ayaa ay isku hyasteen udooyinkii ugu danbeeyay sadex qoys oo reer laasacaanood ah, wiilkan yar oo uu in mudo ah gacanta ku...

Daawo:-Wasaarada Deegaanka Oo Ka Hashay Sababta Ay Fanaaniinta U Xidhxidheen

Hargeysa(SLpost)Wasiirka wasaarada deeganka Shukri Baandhare ayaa si faafaafsan uga hadashay fanaaniin la sheegay inay saldhiga dhaxe ugu xidhan yihiin wasaaradaas. https://youtu.be/1uFjn_QpdP8

Daawo:-Wiilyar Oo Baalashle Ka Ah Boorama Oo Nolashiisa Laga Waraystay

Boorama(Slpost)-Wiilkan yar oo ku shaqaysta shaqada baalashka ayaa waji farxadle u qaabilay wariyihii waraysanaayay waxaanu ka hadlay dakhligiisa iyo qoyskooda oo uu ku taageero...

Madaxweynaha Masar Oo ku Dhawaaqay In Diyaaradii Ruushka Ay Argagixiso Soo Riday Isaga Oo Hore U Diiday Arintaas

Masar(Slpost)-Madaxwaynaha Masar Cabdel Fattax al Sisi ayaa markii ugu horaysay sheegay in diyaaradii Ruushka ee ku dhacday gacanka Sinai ay soo rideen argagixiso. Isagoo ka...

Somaliland: Dejinta Siyasadda Tayaynta Shaqalaha Cafimaadka

Hargeysa(Slpost)-Siyaasada tayaynta shaqaalaha wasaarada caafimaadka ayaa la sameeyay taas oo diyaarinteeda wakhti dheer wasaaradaasi ay soo waday. https://youtu.be/0bPhvZ2znTQ

“Waxaan Cafiyey Dadkii Aan Taleefanka Iga Qaban Jirin” Afhayeenka Madaxtooyada

Hargeysa(Slpost)-Afhayeenka madaxtooyada ayaa si saaraaxad leh uga hadlay waxyaabaha uu ku soo kordhiyay xildhilan oo gacaabay, waxa uu sheegay inuu kala guran kari waayay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img