HomeFaysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Khilaafkii La Sheegay Inuu U Dhaxeeyay...

Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Khilaafkii La Sheegay Inuu U Dhaxeeyay Musharax Jamaal

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Us(SLpost)-Gudoomkye Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in aan khilaaf buuran u dhacayn isaga iyo musharaxa xisbigaas Jamaal Cali Xuseen, waxa uu ku tilmaamay wararkii dhawaanahan laga baahiyay kuwo xisbigooda lagu samacad dilaayay.

Faysal oo lagu warastay barnaamijka qubanaha VOA ayaa ugu horayn la waydiiyay halka uu ku danbeeyay khilaafkii Ucid ka dhex jiray “Arintaasi waxay u talaa golaha dhaxe, sanadkan gudihiisa ayaanu samayn doonaa shirkii golaha dhaxe, waxa naga go’an in xisbiga ay maalintiisii tahay sidii uu guusha ku keeni lahaa, labada xisbi ee kalena waa ay soo taliyeen midna ka waxa uu ka soo taliyay baarlamaanka midna xukuumada inuu maanta markaas xisbigu qaato doorashadan weeye. Marna laygama maqalin khilaaf ayaa taagan, mar kaliyaata maan odhan heshiis ayaa dhacay, waxan warbaahinta uunbaa buunbuuninayay, xisbi kasta iyo urur kastaba waa ay jiraan aragtiyo kala duwan oo waa laga doodaa laakiin waxaanu anagu madaxa isku dhufanay Jamaal ama aanu ku kala tagnay ma jirto, warbaahinta iyo xisbiyada kale ayaa buunbuuniyay oo doonayay inay samcad xumaan nagu ridaan ee marna khilaaf naguma jiro.”

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories